Home / Faalooyin

Category Archives: Faalooyin

Feed Subscription

Qormo !!Qurba Jooga Guuleystay!!

Qormo !!Qurba Jooga Guuleystay!!

Dadka Qaxootiga Soomaalida ee ku nool qurbaha badankood ma jecla in loogu yeero qaxooti ee waxa ay ka jecelyihiin in la yiraahdo qurba jog,Qurbaawi, ama lo af qalaadiyo oo la yiraahdo Diaspora balse xaqiiqda waxa ay tahay in mar waliba ...

Read More »

FAALLO: Fashilka Maxaa Fagaaraha Keenay?

FAALLO: Fashilka Maxaa Fagaaraha Keenay?

Dadlka Soomaaliyeed marka ay arkaa cinwaanka qormadan waxaa laga yaabaa in ay soo xusuustaa jiritaanka waayaha jamhuuriyada Soomaalida ama taariikh hore, hase ahaan ujeedada ama gundhiga faaladan waxaa ay ka hadleysaa dowladan wakhtigeedu dhamaadey ee la soo dhisey bishii August ...

Read More »

Liidooy Xaal qaado !”Warbixin Xiiso leh”

Liidooy Xaal qaado !”Warbixin Xiiso leh”

Waxaan niyada iiga taagan Biyaha Badda, Barxada dheeer ee xeebta,Goobihii Ganacsiga,Dadka Masaakiinta ahaa ee xaqdarada loo laayay,Cawaantii dadka laaysay iyo Cadawgii soo diray,Ciidamadii naftooda huray,iyo dadka uu ilaah kasoo badbaadiyay, LIIDO waa xeeb aad u dheer aadna u qurux badan ...

Read More »
 
Scroll To Top