Home / Keydka Sawirada

Category Archives: Keydka Sawirada

Feed Subscription

Madaxweynaha Galmudug oo Hambalyo u diray Prof Jawaari”Sawiro”

Madaxweynaha Galmudug oo Hambalyo u diray Prof Jawaari”Sawiro”

Cadaado–KNN–Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa Maanta dib ugu laabtay Magaalada Cadaado,waxaana si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Cadaado. Madaxweyne Guuleed ayaa la sheegay inuu la kulmi doono Baarlamaanka iyo Golihiisa Wasiirada. Sidoo kale Madaxweyne Guuleed ayaa Hammbalyo u diray ...

Read More »

Gudoomiyaha Maxkamadda sare ee Dalka iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo booqday Xabsi cusub oo Muqdisho laga dhisayo”Sawiro”

Gudoomiyaha Maxkamadda sare ee Dalka iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo booqday Xabsi cusub oo Muqdisho laga dhisayo”Sawiro”

Talaado-January 10-01-2017—  Gudoomiyaha Maxkamadda sare ee Dalka Ibrahim iidle Suleymaan oo  ay wehliyaan Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Axmed cali Daahir, Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac,Taliyaha Ciidanka  Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Maxamed Shiikh Xasan Xaamud,Gudoomiyaha Maxkamadda ...

Read More »

Sawiro Toogashadii ka dhacday Dalka Mareykanka

Sawiro Toogashadii ka dhacday Dalka Mareykanka

Booliska ayaa ninkaasi gacanta ku dhigay, haatanna waxa ay isku dayayaan inay go’aan ka gaaraan waxa ninkaasi ku dhaliyay inuu dadka laayo. Ninkan hubeysan ayaa xabadd ku furay goob laga daabulo alaabaha shirkadaha Air Canada iyo Delta Airlines . Dad ...

Read More »
 
Scroll To Top