Home / Keydka Sawirada (page 10)

Category Archives: Keydka Sawirada

Feed Subscription

Madaxweynaha Kenya oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

Madaxweynaha Kenya oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

Muqdisho–KNN– Madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa soo gaaray Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho si uu uga qeyb galo Shirka IGAD ee Maanta Muqdisho ka Furmi doona. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyay Madaxweyne Kenyatta,waxaana hadda Madaxda soo gaaray ...

Read More »

Madaxweynaha oo dadweynaha kala qeygalay salaada ciidul Adxa-Sawiro

Madaxweynaha oo dadweynaha kala qeygalay salaada ciidul Adxa-Sawiro

Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa boqolaal kamid ah dadweynaha reer Muqdisho waxaa uu salaadda ciidul Adxa kula dukaday Masjidka weyn ee isbaheysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho. Sidoo kale, Masjidka isbaheysiga waxaa salaadda ciida ka soo qeybgalay guddoomiyaha ...

Read More »

Faah-faahin Weerarkii Xalay ka dhacay Xeebta Liido”Sawiro”

Faah-faahin Weerarkii Xalay ka dhacay Xeebta Liido”Sawiro”

Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ayaa soo gabagabeeyay howlgal ayaa Xalay ka fuliyeen Maqaayadda Banaadir Beach, halkaas oo weerar isugu jira Qaraxyo iyo rasaas dabasocotay ku qaadeen Rag ka tirsan Kooxda Al-shabaab. Taliyaha Qeybta Guud ee Booliska Gobalka Banaadir Col Bishaar Abshir Geeddi ...

Read More »
 
Scroll To Top