Home / Keydka Sawirada (page 16)

Category Archives: Keydka Sawirada

Feed Subscription

Daawo sawirada soo dhaweyntii Madaxweyne Xasan Sheekh Ee Baydhabo

Daawo sawirada soo dhaweyntii Madaxweyne Xasan Sheekh Ee Baydhabo

Baydhabo, 22 June 2016 (Villa Somalia)—Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta gaarey magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee dowlad goboleedka Koonfuur Galbeed Soomaaliya, halkaa oo uu si rasmi ah uga furay shirka Madasha Hoggaamiyeyaasha Dowladda Federaalka ...

Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray Magaalada Baydhabo (Sawirro)

Baydhabo–KNN–Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Goor dhaw Gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay,waxaana halkaa ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya iyo Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed. Madaxweynaha ayaa Baydhabo u gaaray ka qeyb galka Shirka Madasha ...

Read More »

Shirka Madasha Wada-tashiga oo Maanta ka furmaya Baydhabo

Shirka Madasha Wada-tashiga oo Maanta ka furmaya Baydhabo

Baydhaba–KNN–Waxaa maanta Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ka furmaya Shirka Madasha Wada-tashiga Qaran oo ay isugu imaan doonaan Madaxda Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Maamul Goboleedyada ee Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya. Shirka ayaa Furmaya galinka dambe ee Maanta,waxaana ...

Read More »
 
Scroll To Top