Home / Somali News

Category Archives: Somali News

Feed Subscription

Dhageyso:- Dad lagu qab qabtay Howlgal ka dhacay Jowhar

Dhageyso:- Dad lagu qab qabtay Howlgal ka dhacay Jowhar

Jowhar–KNN--Ciidamada Ammaanka Magaalada Jowhar ayaa Maanta Howlgallo Adag ka sameeyay Xaafadda Kulmis ee Magaalada Jowhar,waxaana Howlgalka lagu soo qab qabtay Tiro Dad ah. Taliyaha Saldhiga Degmada Jowhar Maxamed Siyaad Canjeex oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Howlgalka Maanta lagu  soo ...

Read More »

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE 1:00PM (23- 01-2017)

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE 1:00PM (23- 01-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira www.website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii maanta ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka maanta Waxaa si wadajir ah u aqrinayay ah aqrinayay:-Ismaacil caafi iyo Xaawo Luul :- Farsamadii:- Maxamed Dalal Maxamuud:– Halkaan Hoose ka ...

Read More »

Qarax ka dhacay Agagaarka Shaleemo Soomaaliya

Qarax ka dhacay Agagaarka Shaleemo Soomaaliya

Muqdisho–KNN– Gaari lagu Soo xiray Waxyaabaha Qarxa ayaa Maanta ku Qarxay Agagaarka Wadada Shaqaalaha ee Magaalada Muqdisho,gaar ahaan Dhabarka dambe ee Shaleemo Soomaaliya. Gaariga ayaa la sheegay inuu Qarxay kadib markii Ninkii waday uu ka degay,mana jirto wax Khasaaro ah ...

Read More »

Qarax ka dhacay Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay

Qarax ka dhacay Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay

Buurhakaba–KNN– Wararka ka imaanaya Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya lagu Qarxiyay Degmada Buurhakaba. Qaraxa ayaa ahaa Miinada Dhulka lagu Aaso,waxaana loo dhigay Ciidan ka tirsan Milatariga Soomaaliya. Goobjoogeyaal ayaa sheegay in Qaraxa ...

Read More »

Booliska Soomaaliya oo sheegay in ay Amniga adkeyneyaan

Booliska Soomaaliya oo sheegay in ay Amniga adkeyneyaan

Muqdisho–KNN– Saraakiisha Booliska Soomaaliya ayaa sheegay in ay adkeeneyaan Ammaanka Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ,maadaama Dalka ay ka dhaceyso dhawaan Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya. Taliyaha Ciidanka Booliiska qeybta Gobolka Banaadir Jeneraal Bishaar Abshir Geedi ayaa sheegay in Wadooyinka Muhiimka ah ...

Read More »

WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 7:30PM (23-01-2017)

WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 7:30PM (23-01-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay Waxaa si wadajir ah u aqrinayay ah aqrinayay:-Cabdullahi Maxamed Cali{Suldaan} iyo Maryan Muxudiin Gacal:- Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:- Halkaan Hoose ...

Read More »

Dagaal Xalay ka dhacay Magaalada Mandheera ee Dalka Kenya

Dagaal Xalay ka dhacay Magaalada Mandheera ee Dalka Kenya

Mandheera–KNN– Koox Hubeysan oo la aaminsan yahay in ay ka tirsan yihiin Al-shabaab ayaa Xalay Weerar ku qaaday Saldhigga Magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya. Dagaal Mudo Kooban soconayay oo la isku Adeegsaday Hubka Culus iyo kan Fudud ayaa ...

Read More »
 
Scroll To Top