Somali News
Somali News

Laamaha Amniga oo faah faahin ka bixiyay qaraxyo ka dhacay Suuqa Bakaaraha

Hay’addaha Amniga ayaa faah faahin ka bixiyay qaraxyo laga maqlay gudaha Suuqa Bakaaraha, kuwaasi oo uu ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo.

Read More
Somali News

Tiro hoobiyeyaal ah oo ku dhacay Suuqa Bakaaraha

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya hoobiyeyaal manta ku dhacay xarruumo ganacsi 00 ku yaalla Suuqa Bakaaraha. Muuqaallo lagasoo duubay goobta ayaa.

Read More
Somali News

Ciidanka Dowladda oo gacanta ku dhigay ninkii dhowaan ku gubay Muqdisho

Qoraal goor dhow ka soo baxay Taliska Booliiska Soomaaliya ayaa lagu sheegay in gacanta lagu soo dhigay Sayid Cali Macalim Daa,uud oo 26ka.

Read More
Somali News

Dad Itoobiyaan ah oo lagu dilay Magaalada Baladxawo

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya todabo qof oo itoobiyan ah iyo haweenay somaali ah ayaa xalay lagu diley Degmada Baladxaawo ee.

Read More
Somali News

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo kulan ka yeelanaya xaalada guud ee dalka

Xildhibaanada Golaha Shacabka JFS ayaa maanta kulan ku yeelanayaa magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa Ajendahiisu tahay Ka doodista arimaha siyaasadda iyo go’aamada masiiriga ah.

Read More
Somali News

Militeriga Mareykanka iyo Ingiriiska oo weeraray saldhigyo ay xuutiyiinta ku leeyihiin dalka Yemen

Mareykanka iyo Ingiriiska ayaa weeraro ku qaaday saldhigyo ay xuutiyiinta ku leeyihiin gudaha dalka Yemen, waxaana ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo.

Read More
Somali News

NISA oo sheegtay in ay gacanta ku dhigtay sarkaal sare oo ka tirsan Al-shabaab

Ciidamada Nabad Sugidda Iyo Sirdoonka Qaranka ayaa magalaada Muqdisho ku Qabtay sarkaal sare oo ka tirsan Al-shabaab, kaasi oo lagu magacaabo Muxiyadiin Cabdisalaan.

Read More
Somali News

Taliska Ciidanka Xoogga oo faah faahin ka bixiyay weerar ay Al-shabaab ku qaadeen deegaanka Shabeellow

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar qaraxyo ku billaawday oo dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab ku qaadeen Deegaanka Shabeeloow ee Gobalka Mudug..

Read More
Somali News

Dad badan oo ku dhintay dagaalo ka dhacay dalka Koonfurta Suudaan

Ugu yaraan soddon iyo sagaal qof ayaa ku dhintay tobanaan kalena way ku dhaawacmeen ka dib markii dagaal u dhaxeeya xoolo dhaqato ay.

Read More
Somali News

Faah faahino dheeraad ah oo ka soo baxaya qarax ka dhacay Baraawe

Qarax jugtiisa laga wada maqlay inta badan xaafadaha magaalada Baraawe ayaa ka dhacay boosteejada Koonyo Barow ee magaaladaasi.  Warar kala duwan ayaana kasoo.

Read More