Somali News
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Siyaasiyiinta Mucaaradka oo ka wada hadlay dhammeystirka Dastuurka

Madaxweynaha Dawladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud iyo Siyaasiyiin xilal sare soo qabtay ayaa kulan ka yeeshay qodobada ugu muhiimsan ee wax ka badalka.

Read More
Somali News

Faah faahino ka soo baxaya qarax ka dhacay Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax miino oo goordhow ka dhacay meel u dhow Hoteelka Ramadaan ee degmada Yaaqshiid. Goobjoogeyaal ayaa.

Read More
Somali News

Faransiiska oo dib u celiyay diyaarad siday Tahriibayaal u dhashay Hindiya

In ka badan saddex boqol oo rakaab Hindi ah oo saarnaa diyaarad ku sii jeedday dalka Nicaragua oo lagu xayiray Faransiiska sababo la.

Read More
Somali News

Garbahaarey: gabdho walaalo ah oo ku geeriyooday tog ay ku dhaceen

Laba gabdhood oo walaalo ah ayaa ku geeriyooday, halka mid kalena ay dhaawacantay ka dib markii ay ku dhaceen tog ku yaalla magaalada.

Read More
Somali News

Milateriga Hindiya oo lagu eedeyay in ay dad rayid ah ku dileen gobolka Kashmiir

Ciidamada Hindiya ayaa lagu eedeyay in ay dad rayid ah ku dileen gobolka lagu muransan yahay Kashmiir. Shacab badan oo carreysan ayaa isu.

Read More
Somali News

Musharixiinta xilka Madaxweynaha Puntland oo war ka soo saarey go’aanka SSC Khaatumo ee Doorashada

Musharrixiinta u taagan xilka Madaxweynaha Puntland oo maanta Shir deg deg ah ku yeeshay Garoowe ayaa War-saxaafadeed ka soo saaray Mowqifkooda Arrimaha doorashada.

Read More
Somali News

Dagaal u dhaxeeya Ciidanka Dowladda iyo Al-shabaab oo ka dhacay deegaan hoos yimaada Magaalada Caad

Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa Dagaal culus oo u dhexeeyey Ciidanka xoogga dalka, xoogagga deegaanka iyo daraawiishta Galmudug oo iskaashanaya.

Read More
Somali News

Booliiska Soomaaliya oo qabtay nin dil ka soo geystay magaalada Nairobi

Booliska Soomaaliya ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen nin la sheegay inuu dil ka geystay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, kaas.

Read More
Somali News

Isimada SSC Khaatumo oo ku dhawaaqay in aysan qeyb ka aheyn Doorashada Pun

Isimada dhaqanka SSC-khaatumo ayaa maanta oo Sabti ah ku dhawaaqay in aysan gebi ahaanba qayb ka ahayn arrimaha doorashada Puntland ee 2024. Go’aan.

Read More
Somali News

Diyaarado dagaal oo duqeeyay Saldhigyo Al-shabaab ku lahaayeen Mudug

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka so baxaya duqeyn xalay diyaarado dagaal ay ka beegsadeen Saldhigyadii Al-shabaab ay ku lahaayeen Koonfurta Mudug. Hawlgalkan.

Read More