Somali News
Somali News

Maxaa looga hadlay shirka golaha wasiiradda?

Golaha Wasiiradda Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa lagu ansixiyey saddex heshiis oo ay wada gaareen Dowladaha Soomaaliya.

Read More
Somali News

Howlgal lagu dilay xubno Al-shabaab ah oo ka dhacay gobolka Baay

Ciidanka Nabad Sugida Iyo Kuwa deegaanka oo iskaashanaya ayaa burburiyay Saldhig ay dagaalameyaasha Al-shabaab ku lahaayeen Tuulada Taflow oo 28km Dhanka Koonfur kaga beegan.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir looga hadlayo arrimaha Dastuurka ugu baaqay Madaxda dowlad goboleedka

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku baaqay shir ay isugu yimaadaan Madaxda golaha wada-tashiga qaran ee ka kooban Madaxda dowlad.

Read More
Somali News

Wasiirka cusub ee arrimaha gudaha oo xilka la wareegay

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ahna Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Salah Jama, ayaa xilalka uu kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray xerada Jeneraal Daa’uud

Madaxweeynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ku tagay xerada Jeneraal Daa’uud ee taliska guutada 18-aad ee kumaandooska xoogga dalka ee.

Read More
Somali News

Dowladda Iran oo mar kale diginin u dirtay Israel

Dowladda Iran ayaa diginin mar kale u dirtay Israel, iyada oo ku hanjabtay in ay jawaab adag bixin doonaan haddii Israel weerar aargudasho.

Read More
Somali News

Golaha Wasiirada ee dhowaan la magacaabay oo la dhaariyay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulan aan caadi aheyn oo ay maanta yeesheen.

Read More
Somali News

Mareykanka oo ka digay weeraro ay Iiraan ka geysato gudaha Israel

Mareykanka ayaa yareeyay shaqaalahiisa diblumaasiyadda ee safraya Israel, xilli ay sii kordheyso cabsida laga qabo weeraro ay Iiraan ka geysato gudaha Israel. Iran.

Read More
Somali News

Ra’iisul wasaare Xamse oo ciidanka xoogga ugu hambalyeeyay munaasabada 12 April

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa ugu hambalyeeyay saraakiisha, saraakiil-xigeennada, aliflayda, dableyda, dhammaan qeybaha kala duwan ee Ciidanka Xoogga Dalka.

Read More
Somali News

Dowladda Soomaaliya oo beenisay wararka sheegaya in ay heshiis la gashay Itoobiya

Xilli saacadihii la soo dhaafay ay soo baxayeen warar sheegaya in Soomaaliya heshiis dhinaca badda ah la gali doonto dowladda Itoobiya ayaa waxaa.

Read More