Home / Somali News (page 20)

Category Archives: Somali News

Feed Subscription

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta la dooranayo

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta la dooranayo

Muqdisho–KNN– Xarunta ay ku shiraan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ka dhaceysa Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya. Guddoonka Baarlamaanka ayaa waxaa u Sharaxan Afar Mas’uul oo uu ku jiro Guddoomiyihii Baarlamaanka Waqtigiisii uu dhamaaday Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari. ...

Read More »

Madaxweynaha Galmudug oo Magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud

Madaxweynaha Galmudug oo Magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud

Muqdisho–KNN–Madaxweynaha Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa  Magacaabay Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Galgaduud ee Bartmaha Dalka Soomaliya kaasi oo loo magacaabay Siyaasiga lagu Magacaabay MAXMED SH CALI CILMI ,waxaana  xilka laga qaaday Xuseen Cali Wehliye Cirfo oo horay u ahaa gudoomiayah gobolka ...

Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka digay Qalalaase ka dhacday Galmudug

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka digay Qalalaase ka dhacday Galmudug

Muqdisho ,10 January 2017- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka digay xasillooni darro siyaasadeed oo xiligaan ka dhacada degaanada Dowladda Gobolleedka Galmudug oo horumar ku tallaabsaday mudada uu jiro. Madaxwweynaha ayaa sheegay inaan xiligaan la aqbali ...

Read More »

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 7:30PM {10-1-2017}

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 7:30PM {10-1-2017}

Muqdisho–KNN–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii Caawa ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Caawa Waxaa si wadajir ah u aqrinayay ah aqrinayay: –Maxamuud Cusmaan Warsame iyo Cali Mahad Ibraahim Kadiye:- Farsamadii:-Yaxye ...

Read More »

Gudoomiyaha Maxkamadda sare ee Dalka iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo booqday Xabsi cusub oo Muqdisho laga dhisayo”Sawiro”

Gudoomiyaha Maxkamadda sare ee Dalka iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo booqday Xabsi cusub oo Muqdisho laga dhisayo”Sawiro”

Talaado-January 10-01-2017—  Gudoomiyaha Maxkamadda sare ee Dalka Ibrahim iidle Suleymaan oo  ay wehliyaan Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Axmed cali Daahir, Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac,Taliyaha Ciidanka  Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Maxamed Shiikh Xasan Xaamud,Gudoomiyaha Maxkamadda ...

Read More »

Wasiir ka tirsan Xukumadda Puntland oo iscasilay

Wasiir ka tirsan Xukumadda Puntland oo iscasilay

Garowe–KNN–Wasiir ku-xigeenkii wasaaradda howlaha guud iyo gaadiidka Puntland Cabdiraxmaan Yuusuf  Faarax (Dujaana), oo maanta warbaahinta kula hadlay Magaalada Garowe ayaa ku dhawaaqay inuu iska casiley xilkii uu wasaaradda ka hayey. Wasiir Dujaana ayaa sheegay in iscasilaaddiisu ay salka ku hayso ...

Read More »

Dalalka Koobka Adduunka ka qaybgala oo 48 laga dhigay

Dalalka Koobka Adduunka ka qaybgala oo 48 laga dhigay

Kooxaha ka qaybgala Koobka Adduunka ayaa laga dhigay 48 dal halkii ay horay uga ahaayeen 32 sida ay go’aamisay Xiriirka Kubadda Cagta Aduunka ee Fifa. Isbadalkan ayaa dhaqan gali doona tartanka Koobka Adduunka ee dici doona sanadka 2026 . Fifa ...

Read More »

Askari Boolis ah oo Asari kale ku dilay Degmada Xamar-weye

Askari Boolis ah oo Asari kale ku dilay Degmada Xamar-weye

Muqdisho–KNN– Askari ka tirsan Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa Askari kale oo ka mid ah Booliska Soomaaliya Maanta ku dilay Degmada Xamar-weyne. Wararka ayaa sheegaya in uu Muran dhexmaray Askariga la dilay iyo kan wax dilay. Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa Gacanta ...

Read More »
 
Scroll To Top