Qarax xoogan oo ka dhacay degmada Deeyniile.
Qaraxa oo ahaa miinada dhulka lagu aaso sidoo kalana laga hago goobaha fogfog ayaa ka dhacay degmada Deyniile gaar ahaan halka loo yaqaano.
Qaraxa oo ahaa miinada dhulka lagu aaso sidoo kalana laga hago goobaha fogfog ayaa ka dhacay degmada Deyniile gaar ahaan halka loo yaqaano.
Kulanka golaha shacabka ee baarlamaanka soomaaliya ayaa maanta waxa uu ubaaqday gooram la,aan kaddib markii ay soo xaadireen 72 xildhibaan kaliya. Gooramka golaha.
Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxayo maleeshiyaad dadka degaanka ah oo weerar ku qaaday Xarun maxkamadeed oo ay Al-shabaab ku keyihiin deegaanka Booco.
Warqad kasoo baxday Xeer-ilaalinta Puntland ayaa waaran deg deg ah loogu jaray dad horleh oo ku eedaysan mashruuca dhoofinta dhirta geed-quwaaxa. Sidoo kale,.
Isbedelka ka dhacay dalka ee durba saameeyay hey’adda sirdoonka qaranka ee NISA waxaa uu sabab u noqday hadal heynta saraakiil badan oo awood.
Ciidamada Ruushka ay duqeyeeya warshad kiimikooyinka sameyso, iyagoo taa u adeegsanayo in ay dib ugu riixaan ciidamada Ukraine ee ku sugan magaalo muhiim.
Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh maxamuud oo shalay gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka koofur-galbeed soomaliya ayaa halkaas ka bilaabay kulmo.
Musharaxa xisbiga mucaaradka wadani Cabdiraxmaan Cirro oo ka hadlayay diidmada taliska ciidanka booliska Somaliland in banaanbax la dhigo ayaa sheegay in bannaan-baxa iyo.
Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Sicir barar baahsan oo xoog leh uu ka jiro magalaadaas, taas.
Sida ay daabaceen warbaahinta The Irish Times iyo Independent.ie ee uu fadhigoodu uu yahay Ireland, maxkamadda ugu sarraysa Irish-ka ayaa waxa ay fasaxday.