Somali News
Somali News

Ra’iisul Wasaare Xamse “Ciidamadeena si casri ah ayaan u qalabeynayna si ay Al-shabaab uga adkadan”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Hamza Abdi Barre ayaa ka hadlay cunaqabateynta hubka ee laga qaaday dalka. Ra’iisul wasaaraha ayaa bulshada Soomaaliyeed.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay cunaqabateynta hubka ee laga qaaday dalka

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in guul wayn ay tahay in cunaqabateynta hubka ee laga qaaday dalkeenna. Madaxweynaha oo farriin.

Read More
Somali News

Golaha Ammaanka ee QM oo cunaqabateynta hubka ka qaaday Soomaaliya

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa u codeeyay qaadista xayiraadaha haray ee saaran in dowladda Soomaaliya iyo ciidamadeeda ammaanka ay helaan hub, sida.

Read More
Somali News

Tirada dhimashada Falastiiniyiinta ee duqeymaha Israa’iil oo sii kordheysa

Tirada dhimashada Falastiiniyiinta ayaa sii kordheysa, xilli ay Israa’iil ay dib u billaawday duqeymaha ay ka gaysaneyso magaalada Qaza.  Wasaaradda Caafimaadka Qaza ayaa.

Read More
Somali News

Golaha Ammaanka oo u codeynaya cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliia

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta oo Jimce ah u codeynaya in cunaqabateyn hubka laga qaado Soomaaliya. 15 xubnood ee Golaha Ammaanka.

Read More
Somali News

Midowga Yurub oo dhaqaale ugu deeqay Ciidanka Xoogga

Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo war saxaafadeed soo saartay ayaa soo dhaweysay taageerada cusub ee Midowga Yurub u yaboohay Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed.

Read More
Somali News

Qarax miino oo lala beegsaday mid kamid ah goobaha ganacsiga ee Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax miino oo xalay ka dhacay goob ganacsi oo ku taalla Isgoyska Black Sea ee magaalada.

Read More
Somali News

Koofur Afrika: Tiro shaqaalaha Macdanta qoda miino la qadaxday

Inta la xaqiijiyay 11 qof oo shaqaale macdanta qoda ayaa ku geeriyooday, 75 kalena waa ay ku dhaawacmeen ka dib markii ay miino.

Read More
Somali News

Howlgal lagu dilay Sarkaal sare oo ka tirsana Al-shabaab

Ciidamada Deegaanka ayaa Howlgal gaar ah ayaa ku dilay Sarkaal sare oo ka tirsana Al-shabaab una qaabilsana xoolo aruurinta gobolka Mudug. Howlgalka ayaa.

Read More
Somali News

Xulka Qaranka oo guul muhiim ah ka gaarey dhigiisa Suudaan

Cayaartoyda Soomaaliya ee da,doodu ka yartahay 18 sano ayaa guul muhiim ah ka gaaray dhigooda Dalka Sudaan kaddib Cayaar ka tirsanayd Cecafa Under.

Read More