Somali News
Somali News

Madaxweyne Xasan Shiikh oo la kulmay Midowga Musharixiinta madaxweynaha.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay xubno mid ah Musharaxiinta Madaxweynaha ee ka tirsanaa Midowgii Musharaxinta oo horseedka u ahaa.

Read More
Somali News

Galmudug oo shaacisay inay baadi goobayso xubno uu ku jiro Shiikh Shaakir(Akhriso)

Taliska Booliiska Galmudug ayaa baahiyay magacyada 36-qof oo Galmudug u aqoonsatey in ay yihiin dambiilayaal, kuwaas oo la farey laamaha amniga ee Galmudug.

Read More
Somali News

Xasan Shiikh oo soo dhaweeyay ciidamada Mareykanka ee dib ugu soo laabanaya Soomaaliya

Madaxweynaha soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horey ka hadlay go’aankii uu madaxweynaha mareykanka ku saxiixay in ciidanka dalkaasi dib ugu soo.

Read More
Somali News

Maxay ka wadahadleen Xasan Shiikh iyo madaxda Hay’adda IMF?.

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo wasiirka maaliyadda xukuumadda XFS Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan fogaan arag ah la.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Shiikh oo la kulmay madaxda dowlad goboleedyada

Madaxweynaha cusub ee Dowladda Federaalla Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan la qaatay Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada. Kulanka ayaa ahaa hambalyo is xogwareysi iyo.

Read More
Somali News

Xasan Sheekh iyo Farmaajo oo kulan ku yeeshay madaxtooyada

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha xilka kasii degayo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta ku kulmay madaxtooyada, waxay ka wadahadleen.

Read More
Somali News

Turkiga iyo Qatar oo ka hadlay guusha MD Xasan Sheekh

Dowladda Turkiga ayaa fariin hambalyo ah la wadaagtay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Warqad kasoo baxday safaaradda Turkiga ee Soomaaliya ayaa.

Read More
Somali News

Ciidanka ATMIS oo Al-shabaab dib kala wareegay deegaanka Ceelbaraf

Wararka aan ka heleeno deegaanka Ceelbaraf ee ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in Ciidamada dowlafda Soomaaliya iyo kuwa howlgalka ATMIS ay.

Read More
Somali News

Madaxweynaha cusub oo la kulmay madaxweynaha xafiiska baneynaya ee Farmaajo

Magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta Madaxtooyada Waxaa  kulan ay yeeshay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha xafiiska baneynaya Maxamed Cabdillahi Farmaajo..

Read More
Somali News

Qarax ka dhacay Balcad & Khasaaro ka dhashay

Wararka naga soo gaaraya degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in goordhow uu ka dhacay Qarax khasaaro geystay, xili lala eegtay.

Read More