Somali News
Somali News

Ururka Xamaas oo sii daayay qaar kamid Maxaabiista u dhashay Israel

Xilli uu dhaqan galay heshiiska xabbad joojin afar maalmood oo ay gaareen Israa’iil iyo Xamaas ayaa waxaa labada dhinac ay bilaabeen fulinta heshiiska..

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh “Taariikh cusub ayay inoo tahay ka mid noqoshada EAC”

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka dib ugu soo laabtay ayaa ugu hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed xubinnimada Dalladda Bulshada Afrika (EAC). Madaxweynaha ayaa bulshada.

Read More
Somali News

Soomaaliya oo ku biirtay ururka bulshada bariga Afrika

Soomaaliya ayaa ku guuleysatay xubinnimada ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC) oo maanta ay si rasmi ah ugu biirtay, sida lagu shaaciyey kulan ka.

Read More
Somali News

Xabad joojin maanta ka dhaqan galeysa Qaza

Waxaa saacadaha soo socda ee jimcaha maanta la filayaa inuu dhaqan galo heshiiskii ay Qadar garwadeenka ka ahayd ee u dhaxeeyay Xamaas iyo.

Read More
Somali News

Faah faahin dagaalka dhexmaray Somaliland iyo SSC Khaatumo

Waxaa maanta deggan xaaladda aagaggii ay shalay ku dagaalameen ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC Khatumo. Dagaalka oo dhacay subixi hore ee shalay ayay.

Read More
Somali News

Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Somaliland iyo SSC Khaatumo oo ka dhacay deegaanka Buqdharkayn

Wararka ka imaanaya deegaanka Buqdharkayn ee gobolka Sool ayaa sheegaya in dagaal culus uu ka socdo halkaasi. Dagaalka ayaa yimid ka dib markii.

Read More
Somali News

Israel iyo Xamaas oo gaaray heshiis xabad joojin ku meel gaar ah

Israa’iil iyo Ururka Xamaas ayaa gaaray heshiiska xabbad joojinta ku meel gaadhka ah oo ka dhaqan gali doona Qaza. Ururka Falastiiniyiinta ee Xamaas.

Read More
Somali News

Odayaal ka tirsana Al-shabaab oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga dalka

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay isku soo dhiibeen Cali Maqane & Axmed Cali Gadaf oo ka mid ahaa Odayaasha sida dhaw ula.

Read More
Somali News

DFS oo mar kale mamnuucday aalada 1XBET ee Khamaarka ah

War-saxaafadeed ka soo baxay gudiga la dagaalanka lacag dhaqidda iyo la dagaalanka maalgelinta waxa loogu yeero argagixisada ayaa lagu sheegay in Dolwadda Soomaaliya.

Read More
Somali News

Dowladda UK oo malaayiin dollar ugu deeqday Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Britain, Rishi Sunak, ayaa ku dhawaaqay 100 milyan oo gini, oo ah ku dhawaad 125 milyan oo dollar, oo loogu talagalay.

Read More