Somali News
Somali News

Mareykanka oo Soomaaliya u soo diraya Boqolaal ciidan ah

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa amray in dib Soomaaliya loogu celiyo boqollaal askarta dalkaas ah sida maanta laga soo xigtay saraakiil Ameerikaan ah..

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Shiikh oo la kulmay Talyeyaasha Ciidamada Militeriga iyo Booliiska

Madaxweynaha dooran ee Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa kulan la yeeshay talyeyaasha Ciidamada Militeriga, Gen Odowaa Yuusuf Raage iyo Booliiska, S/G Cabdi Xasan.

Read More
Somali News

Mareykanka oo ka hadlay Doorashada Xasan Shiikh

Safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho kulan la qaatay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud. Safiirka ayaa Madaxweynaha ugu tagey.

Read More
Somali News

MD Xasan Shiikh iyo Aadan Madoobe oo ka wada hadlay Dhismaha Dowladda cusub

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la yeeshay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud..

Read More
Somali News

Ilhaan Cumar oo ka hadashay guusha Xasan Sheekh Maxamuud.

Muqdisho-KNN-Xildhibaanad ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Congresska Maraykanka ayaa ka hadashay doorashada madaxweeynaha Soomaaliya iyadoona sheegtay in natiijada doorashada ay tahya guul.

Read More
Somali News

Itoobiya iyo UK oo u hambalyeeyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

Ra’isul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa u hambalyeeyay Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay mar kale Baarlamaanka Soomaaliya u doortay madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Galmudug oo hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee dalka.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Dowladda Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor), ayaa hambalyo udiray madaxwaynaha cusub ee JFS mudane Xassan Sheekh Maxamuud oo noqonaya madaxweynihii 10aad ee.

Read More
Somali News

Ciidamada Dowladda oo howlgallo lagu baadi Goobayo Al-Shabaab ka sameeyay Hiiraan.

Muqdisho-KNN-Ciidamadda Dowladda Soomaaliya gaar ahaan Ururka 8 aad ee guutada 18-aad Ciidanka Kumaandooska GOR GOR ee XDS ayaa Howlgal lagu baacsanayo dagaalamayasha Al-shabaab .

Read More
Somali News

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo hambalyo u diray Madaxweynaha 10-Aad ee JFS.

Muqdisho-KNN-Raisul wasaaraha Soomaaliya maxamed xuseen Rooble ayaa u hambalyeeyay madaxweynaha 10aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo uu doortay BFS labadiisa.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo u Hambalyeeay Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Xafiiska jooga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyey walaalkiis Xasan Sheekh Maxamuud oo loo doortay xilka Madaxweynaha dalka.

Read More