Home / Somali News (page 291)

Category Archives: Somali News

Feed Subscription

Deg Deg:-Rasaas laga maqlay Saldhiga Degmada Cadaado.

Deg Deg:-Rasaas laga maqlay Saldhiga Degmada Cadaado.

Cadaado–KNN–Wararka naga soo gaaraya Magaalada Cadaado oo Xarur KMG u ah Maamulka Galmudug ayaa sheegaya in israsaaseyn ay ka dhacday Saldhiga Degmada Cadaado. Madaxweyne Kuxigenka Galmudug ayaa Radio Kulmiye u sheegay in aysan Madaxtooyada Galmudug waxba ka dhicin,balse Rasaas laga Maqlay ...

Read More »

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (06-07-2016)

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (06-07-2016)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay Waxaa si wadajir ah u aqrinayay ah aqrinayay Cabdullahi Maxamed Cali{SULDAAN} Iyo Maxamed Ahmed Turyare Farsamadii:Shariif Cabdulle Maxamed{Shariif Sheekeeye} Halkaan ...

Read More »

Gobolada Soomaaliya oo maanta si isku mid ah looga Ciidayo

Gobolada Soomaaliya oo maanta si isku mid ah looga Ciidayo

Iyadoo Maanta ay tahay Maalinta Koowaad ee Ciidul Fidriga ayaa waxaa si isku mid ah looga Ciidayaa Dhamaan Gobolada Soomaaliya,waxaana Dadka ay isku diyaarinayaan Tukashada Salaadda Ciida. Wadooyinka waa-weyn ee Magaalada Muqdisho ayaa ah kuwo aad u Camiran,iyadoo aad arkeyso ...

Read More »

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 7:30PM (05-07-2016)

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 7:30PM (05-07-2016)

Muqdisho–KNN–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii Caawa ee ka baxay Radio Kulmiye.  Warka Caawa Waxaa si wadajir ah u aqrinayay ah aqrinayay:-Cabdullaahi Maxamed Cali Iyo Maxamuud Cusmaan:- Halkaan Hoose ka dhageyso Warka oo ...

Read More »

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE 1:00PM (05-07-2016)

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE 1:00PM (05-07-2016)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira www.website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii maanta ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka maanta Waxaa si wadajir ah u aqrinayay ah aqrinayay Cabdullahi Maxamed Cali {SULDAAN} iyo Maryan Muxudiin Gacal Halkaan Hoose ka dhageyso Warka ...

Read More »

Deg Deg:- Qarax ka dhacay Suuqa-weyn ee Degmada Wadajir

Deg Deg:- Qarax ka dhacay Suuqa-weyn ee Degmada Wadajir

Muqdisho–KNN–Qarax Bam ayaa lagu tuuray Gaari ay wateen Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo marayay Suuqa weyn ee Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir. Gaariga ay la socdeen Ciidamada Dowladda ee Bam Gacmeedka lagu tuuray ayaa ka badbaaday Bamka lagu Weeraray ...

Read More »
 
Scroll To Top