Somali News
Somali News

Warbixin:Farmaajo oo dib u doorashadisa ku weyn kara Su’aalo ka dhashay dhacdooyin ka dhacay intuu xukunka joogay.

Muqdisho-KNN-MW Farmaajo oo doonayaa mar kale in loo doorto Madaxweynaha Soomaaliya, waxaa horyaala caqabado hosreedikara in uu ku waayo Codka xildhibaanada, Inkastoo madaxweeyna.

Read More
Somali News

Cabsi xoogan oo maanta ka taagan Magaalada Jowhar.

Muqdisho-KNN-Ciidamadda Xogga Dalka gaar ahaan Qeeybta 27-aad ee ku sugan Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa heegan buuxa la geliyay tan.

Read More
Somali News

Mareeyaha Garoonka Diyaaradaha oo sheegay in la hakiyay Dulimmadyadda Garoonka aadan cadde

Muqdisho-KNN-Mareeyaha Garoonka Diayaradaha magaaladda Muqdisho oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in  hakad lagaliyaya dhamaan Dulimaadyada garoonka Diyaaradaha caalimagga ah ee Adan Cadde.

Read More
Somali News

Booliska Beledweeyne oo ka hadlay Dil loo geystay mid kamid ah ergaddii soo dooratay xildhibaanadda BJFS.

Muqdisho-KNN-Taliyaha Booliska Magaalada beledweyne ee xarunta Gobolka hiiraan ayaa Faah-faahin dheeraad ah ka bixiyay dil loo geystay Cabdirashiid Maxamed Geedi oo kamid ahaa.

Read More
Somali News

Turkiga oo ka soo horjeestay inay Finland iyo Sweden ku biiraan NATO

Madaxweynaha Turkiga Racip Tayib Erdogan ayaa sheegay inuu ka soo horjeedo waddamada Finland iyo Sweden iney ka mid noqdaan Gaashaan-Buurta NATO. Erdogan wuxuu.

Read More
Somali News

Itoobiya oo isku diyaarineyso dagaal kale oo ay la gasho falaagadda TPLF

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Itoobiya Agenyahu Teshager ayaa sheegay fallaagada TPLF inuu dagaal kale iisu diyaarinayso, taasina ay muujineyso TPLF iney dan ka.

Read More
Somali News

Qabanqaabadii ugu dambeysay ee doorashada madaxwaynaha oo Muqdisho ka socoto

Muqdisho-KNN-Guddiga isku dhafka ah ee labadda aqal ee  doorashada madaxweynaha ayaa wada diyaar garoowgii ugu dambeeyay ee doorashada madaxweynaha oo maanta ka dhaceyso.

Read More
Somali News

Ammaanka guud ee Muqdisho oo aad loo adkeeyay

Muqdisho-KNN-Waxaa saakay gabi ahaanba dhaqan galay amarkii kasoo baxay Taliska Booliska Gobolka Banaadir ee ahaa joojinta dhamaan isku socodka dadweeynaha iyo gaadiidka kala.

Read More
Somali News

Musharaxii afaraaad oo isaga haray tartanka doorashada

Muqdisho-KNN-Xili Maalmihii lasoo dhaafay ay soo badanayeen Musharixiinta isagga haraya Tartanka Doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaaa kusoo biiray Musharrax Madaxwayne Maxamed siiriin oo.

Read More
Somali News

Qarax ka dhacay Kismaayo & Khasaaro ka dhashay

Muqdiaho-KNN-Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxayo Qarax ka dhacay Magaalada Kismaanyo ee xarunta ku meelgaar ah Dowlad Goboleedka Jubaland. Qaraxaan oo ahaa mid.

Read More