Home / Somali News (page 3)

Category Archives: Somali News

Feed Subscription

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 7:30PM {21-01-2017}

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 7:30PM {21-01-2017}

Muqdisho–KNN–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii Caawa ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Caawa Waxaa si wadajir ah u aqrinayay ah aqrinayay: –Cabdi Qadar Cabdilahi Mahamed iyoMaxamuud Cismaan warsame:-  Farsamadii:- Maxamed ...

Read More »

Dabkii ka Kacay Suuqa Bakaaraha oo lagu Guuleystay in la damiyo

Dabkii ka Kacay Suuqa Bakaaraha oo lagu Guuleystay in la damiyo

Muqdisho–KNN– Waxaa lagu Guuleystay in la damiyo Dabkii Maanta Duhurkii ka kacay Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho gaar ahaan Agagaarka Cabdalla Shideeye iyo Timirta. Daminta Dabka ayaa waxaa ka qeyb qaatay Gaadiidka Dab damiska ah ee Maamulka Gobolka Banaadir iyo ...

Read More »

Haweenka oo Maanta ku DIbadbaxaya Trump

Haweenka oo Maanta ku DIbadbaxaya Trump

Maalin kadib markii boqolaal kun oo qof ay ka qeyb galeen caleemo saarka madaxweynaha cusub ee Mareykanka Donald Trump, ayaa kumanaan qof oo kale la filayaa inay isugu soo baxaan magaalada Washington, si ay uga mudaaharaadaan siyaasadaha madaxweynaha cusub. Dadka ...

Read More »

Guddoomiye Jawaari oo la kumay Sheekh Shariif iyo Faroole

Guddoomiye Jawaari oo la kumay Sheekh Shariif iyo Faroole

Muqdisho–KNN–Musharaxiinta u tagan  qabashada xilka madaxweynaha Soomaaliya ee maanta uu Guddoomiyaha  Golaha shacabku uu  ku qaabilay  xafiiskiisa  ayaa kala  ahaa Sheekh Shariif Sheekh  Axmed , Cabdiramaan Maxamed Faroole ,Canab  Maxamed Daahir  iyo Maxamed Axmed Jabarti, waxayna  kala hadleen  hanaanka doorashadda ...

Read More »

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE 1:00PM (21- 01-2017)

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE 1:00PM (21- 01-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira www.website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii maanta ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka maanta Waxaa si wadajir ah u aqrinayay ah aqrinayay:-Burhaan Diini Faarax iyo Xaawo Luul:- Farsamadii:- Maxamed Dalal Maxamuud:– Halkaan Hoose ...

Read More »

Dhageyso:- Ajakis oo Magaalada Muqdisho dib loogu soo celiyay

Dhageyso:- Ajakis oo Magaalada Muqdisho dib loogu soo celiyay

Muqdisho–KNN–Maanta ayaa Magaalada Muqdisho waxaa laga soo dejiyay Cabdi Muriidi dheere Ajakis  oo Shalay lagu Xiray Magaalada Hargeysa ee Maamulka Somaliland. Ajakis oo Wareysi gaar aha siiyay Radio Kulmiye ayaa sheegay inuu ku Xanaanusaday Xabsigii lagu Xiray,waxaana uu sheegay in ...

Read More »

War Deg Deg ah:- Dab ka kacay Suuqa Bakaaraha

War Deg Deg ah:- Dab ka kacay Suuqa Bakaaraha

Muqdisho-KNN– Waxaa hadda uu Dab Xoogan ka Kacay Suuqa Bakaaraha Gaar ahaan Agagaarka Cabdalla Shideeye,waxaana gubanaya Goobo Ganacsi oo halkaas ku yaalla. Dabka ayaan la ogeyn waxa Sababay inuu Kaco,iyadoo ay socdaan Dadaal lagu daminayo Dabka Kacay. Suuqa Bakaaraha oo ...

Read More »

Musharax C/raxmaan Faroole oo Maanta yimid Muqdisho

Musharax C/raxmaan Faroole oo Maanta yimid Muqdisho

Muqdisho–KNN– C/raxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud Faroole Madaxweynihii hore ee Puntland kana Mid ah Musharaxiinta u Ordaya Xilka Madaxweyne ee Soomaaliya ayaa Maanta yimid Magaalada Muqdisho,waxaana lagu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho ee Aadan Cadde. C/raxmaan Faroole oo Saxafadda kula ...

Read More »
 
Scroll To Top