Home / Somali News (page 30)

Category Archives: Somali News

Feed Subscription

Micheal Kitting oo maanta tagaya Magaalada Baledweyne

Micheal Kitting oo maanta tagaya Magaalada Baledweyne

Baledweyne–KNN–Wakiilka Gaarka ah ee QM u Qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire Micheal Kitting  ayaa Maanta oo Khamiis ah tagaya Magaalada Baledweyne ee Xarunta u ah Gobolka Hiiraan. Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa sheegay in Maanta Magaalada Baledweyne uu imaanayo Danjire Micheal ...

Read More »

Muran ka taagan hannaanka caafimaad ee Obamacare

Muran ka taagan hannaanka caafimaad ee Obamacare

Xubno sarsare oo ka tirsan Xisbiga Dimuqraadiga ayaa wacad ku maray in ay si xooggan uga hortegi doonaan dedaalada maamulka xilka la wareegaya ee Trump uu ku doonayo in uu meesha uga saaro adeegga caafimaadka ee Obamacare – ee uu ...

Read More »

Mareykanka oo mar kale ka hadlay Arrimaha Doorashada Soomaaliya

Mareykanka oo mar kale ka hadlay Arrimaha Doorashada Soomaaliya

Dowladda Mareykanka ayaa waxa ay ka hadashay Doorashada Soomaaliya halka ay mareyso, arrimo ku saabsan Baarlamaanka cusub iyo Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya. Mareykanka ayaa ugu horeyn soo dhaweeyay kulanka furitaanka ee Baarlamaanka Federaalka cusub ee Soomaaliya oo ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed, ...

Read More »

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 7:30PM {04-1-2017}

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 7:30PM {04-1-2017}

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii Caawa ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Caawa Waxaa si wadajir ah u aqrinayay ah aqrinayay: –Cabdi Qadar Cabdullaahi Maxamed iyo Maxamed Qeys Xasan Maxamed;- Farsamadii:- ...

Read More »

Dhageyso:- Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo gaaray Kismaayo

Dhageyso:- Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo gaaray Kismaayo

Kismaayo–KNN–Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa Maanta gaaray Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG Dowlad Goboleedka Jubbaland. Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa garoonka Diyaaradaha Kismaayo waxaa ku soo dhaweeyay Mas’uuliyiin uu ugu horeeyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe. Axmed ...

Read More »
 
Scroll To Top