Somali News
Somali News

Farmaajo oo qaatay Shahaada Musharaxnimo ee Doorashada Madaxweynaha

Madaxweynaha Muddo Xileedkiisu dhammaaday ee Soomaaliya Madaxwayne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta qaatay Shahaada Musharaxnimo ee Doorashada Madaxweynaha. Madaxweyne Farmaajo oo shantii sano.

Read More
Somali News

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo la kulmay Safiirka Midowga Yurub u fadhisa Soomaaliya.

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare BFS Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Midowga Yurub u fadhisa Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo.

Read More
Somali News

Maxkmadda Ciidamada Milatariga Somaliland oo xukun ku riday Askari horay dil u geeystay.

Maxkamadda Ciidanka Millatariga Somaliland ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay Gaashaanle Dhexe, Saalax Bullaale Jaamac oo ka tirsanaa isla ciidanka Milatariga Somaliland..

Read More
Somali News

Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan iyo Musharixiin kale oo is diiwaangeliyay.

Muqdisho-KNN-Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan ayaa noqotay gabadha keliya ee ilaa haatan isu diwaan gelisay inay u tartanto xilka madaxweynaha Soomaaliya. Waxaa maalintii labaad.

Read More
Somali News

Garoonka Diyaaradaha Buula barade oo qarka usaaran in uu xirmo.

Muqdisho-KNN-Wararka ka’imaanayo Garoonka Diyaaradaha Magaalada Buula barade ee Gobolka Hiiraan ayaa Sheegay inu Qarka u Saaranyahay inu Xirmo  Garoonkaas Kadib burbur Soo Gaadhay.

Read More
Somali News

Diiwaangelinta musharixiinta madaxweynaha Soomaaliya oo maalintii labaad ka socota Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Waxaa Maalinta labaad weli magaalada Muqdisho ka socda diwaan-gelinta Musharixiinta u taagan Doorashada Xilka Madaxweynaha 10-aad ee Soomaaliya, kaasi oo ka socda Xarrunta.

Read More
Somali News

Farmaajo oo shegay in Shacabka Soomaaliyeed ay ka codsadeen in uu mar kale is sharaxo.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha mudda xileedkiisu dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay shaaciyay in uu yahay musharax madaxweyne oo markale u taagan xilkaasi, isaga.

Read More
Somali News

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Madaxweynaha Jubaland.

Miqdisho-KNN-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya  Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa  kulan salaan iyo hambalyo ah la qaatay madaxweynaha Jubaland Axmed.

Read More
Somali News

Maxay ka wadleen Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo M/weynaha Hirshabeelle?

Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen. Kulanka madaxweyne Guudlaawe iyo.

Read More
Somali News

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Xubno kamid ah Beesha Caalamka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay Safiirka Midowga Yurub Tiina Intelmann iyo danjiraha Taliyaaniga Alberto Vecchi..

Read More