Somali News
Somali News

Itoobiya oo ka hadashay Rabshadihii maanta ka dhacay Adis Ababa

Xafiiska Isgaarsiinta Dowladda Itoobiya ayaa sheegay rabshadihi ka dhacay salaadda ciidda ee maanta iney ka dambeeyeen waxa ay ku sheegeen cadowga tariikhiga ah.

Read More
Somali News

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Madaxweyne hore Xasan sheekh

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan Muqdisho kula qaatay madaxweynihii hore ahna musharrax madaxweyne Xasan.

Read More
Somali News

Richard Olson oo lagu helay dambi ah inuu u ololeeyey Qatar

Safiir hore oo Mareykan ah ayaa qirtay dambi ah inuu si sharci darro ah ugu ololeeyey dowladda Qatar, islamarkaana uu aqbalay safar raaxo,.

Read More
Somali News

Maxay ka wada hadleen Sheekh Aadan Madoobe & k/xigeenka wakiilka Xoghayaha Guud Q.M ee Soomaaliya?

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoygiisa kulan kula qaatay ku-xigeenka wakiilka Xoghayaha Guud ee (QM) ee Soomaaliya marwo.

Read More
Somali News

MD Farmaajo “Dowladdu waxay dadaal ku bixisay ka shaqaynta midnida iyo wadajirka shacabka Soomaaliyeed”

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo salaadda Ciidul Fidriga ku tukaday Masjidka Shuhadada ee Madaxtooyada Qaranka, ayaa ummadda Muslimiinta ah iyo dhammaan shacabka.

Read More
Somali News

Q.M oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeysay munaasabada Ciidul fidriga

War qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Qaramada Midoobe ayaa waxaa hambalyo ku aadan munaasabada ciidul fidriga loogu diray shacabka Soomaaliyeed oo.

Read More
Somali News

In ka badan 1,500 oo maxbuus ah oo cafis loo fidiyay

Hogaamiyaha Sare ee dalka Iran Ayatollah Ali Khamenei ayaa cafinaya ama sanadaha xabsiga ka yareynaya maxaabiis dhan 1,542. Tallaabadan ayuu hogaamiyuhu u sameynayaa.

Read More
Somali News

Soomaaliya & Caalamka oo si weyn loogu dabaal degayo Ciidul Fidriga

Maanta oo Isniin  ah waxay ku beegan tahay maalinta Koowaad ee ciidul fidriga, iyadoo guud ahaan caalamka looga dabaaldegayo maalintaan. Muslimiinta ayaa soomanaa.

Read More
Somali News

RW Rooble oo Cabdi Xaashi ku bogaadiyay dib u doorashadiisa aqalka Sare

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi, isagoo ku bogaadiyay dib.

Read More
Somali News

Taliyaha Booliiska iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan yeeshay

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, ahna Guddoomiyaha Guddiga Amniga Doorashooyinka S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS,.

Read More