Home / Somali News (page 5)

Category Archives: Somali News

Feed Subscription

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE 1:00PM (20- 01-2017)

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE 1:00PM (20- 01-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira www.website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii maanta ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka maanta Waxaa si wadajir ah u aqrinayay ah aqrinayay:-Axmed Cabdullaahi Cusmaan iyo Maryan Janaqow Axmed:- Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:– Halkaan Hoose ka ...

Read More »

Millatariga Senegal oo Gudaha u Galay Gambia

Millatariga Senegal oo Gudaha u Galay Gambia

 Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa u aqoonsaday Madaxweynaha cusub ee dalka Gambia, Adama Barrow inuu yahay hogaamiyaha sharcigaah , xilli madaxweyne Yahya Jammeh uu wali diidanyahay inuu awooda wareejiyo. 15-ka xubnood ee Golaha Amaanka ayaa si buuxda isugu raacay ...

Read More »

Trump oo ballan qaaday inuu dalka mideeyo

Trump oo ballan qaaday inuu dalka mideeyo

Boqolaal kun oo taageerayaal iyo muddaharadeyaal iskugu jira ayaa la filayaa in ay ku soo xoomaan Washingto maanta, si ay u daawadaan dhaarinta Donald Trump loo dhaarinayo madaxtinimada Maraykanka. Kumanaan booliis ah ayaa wadooyinka lagu daadiyey waxaana dariiqyada lagu teeday ...

Read More »

Nin Reer Guuraa ah oo isku Dilay Gobolka Mudug

Nin Reer Guuraa ah oo isku Dilay Gobolka Mudug

Wararka ka imaanaya degaanka Bacaadweyne ee Koofurta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in halkaas uu isu dilay Nin kamid ahaa Dadka Xoolo dhaqatada ah ee ku nool Degaanka Bacaadweye,waxaana la sheegay in uu is dilay Markii ay Xoolihii dhaafeen. Ninka Isdilay ...

Read More »

WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 7:30PM (20-01-2017)

WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 7:30PM (20-01-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay Waxaa si wadajir ah u aqrinayay ah aqrinayay  Cabdullahi Maxamed Cali {Suldaan} iyo Maryan janaqow Axmed:- Farsamadii:-Maxamed Dalal Maxamud:- ...

Read More »

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 7:30PM {19-01-2017}

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 7:30PM {19-01-2017}

Muqdisho–KNN–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii Caawa ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Caawa Waxaa si wadajir ah u aqrinayay ah aqrinayay: – Cabdullaahi Maxamed Cali{Suldaan} iyo Maxamuud Cusmaan Warsame;- Farsamadii:-Maxamed Dalal ...

Read More »

Gambia: Madaxweynaha cusub oo lagu dhaarinayo Senegal

Gambia: Madaxweynaha cusub oo lagu dhaarinayo Senegal

Madaxweynaha la doortay ee Gambia, Adama Barrow, ayaa sheegay in xafladda lagu dhaarinayaa gelinka dambe ee maanta dhici doonto, laakiin waxay ka dhici doontaa buu yidhi safaaradda Gambia ku leedahay Dakar oo ah xaruta dalka ay olloga yihiin ee Senegal. ...

Read More »
 
Scroll To Top