Somali News
Somali News

Faah faahino ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal ka dhacay Awdheegle

Dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab ayaa weerar qaraxyo ku billaawday ku qaaday Saldhig ciidamada xoogga ku leeyihiin degmada Awdheegle ee gobolka Shabeelada Hoose. Qoraal.

Read More
Somali News

Dhaqtar lagu dilay waqooyiga magaalada Gaalkacyo

Allah ha u naxariistee, waxaa magaalada Gaalkacyo lagu dilay Dr Sakariye Cabdi Jaamac oo kamid ahaa dhaqaatirta ka howl-gasha magaalada. Goobjoogeyaal ayaa sheegay.

Read More
Somali News

Tirada dadka ku dhintay dhul gariirkii Morocco oo gaartay 1000 ruux

Dhulgariir xooggan oo cabirkiisa lagu qiyaasay 6.8 ayaa ku dhuftay bartamaha dalka Marooko, waxaana ku dhintay ugu yaraan 1,000 qof, waxaana uu geystay.

Read More
Somali News

DFS oo sheegtay in howlgal lagu dilay Sarkaal iyo xubno ka tirsan Al-shabaab

Ciidanka Dowladda ayaa sheegay in ay ka hor tageen weerar ay dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab ku soo qaadeen degmada Berdaale ee gobolka Baay..

Read More
Somali News

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay duqeyn Ruushka ka fuliyay Ukraine

Guddoomiyaha gobolka Kherson ee dalka Ukraine, Olexsander Prokudin ayaa sheegay in ugu yaraan saddex qof ay dhinteen ka dib markii duqaymo ay fuliyeen.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Hirshabeelle oo shacabka deegaanka Guulane ugu baaqay dardar galinta dagaalka Al-shabaab

Madaxweynaha Hirshabeelle, Cali Guudlaawe Xuseen oo ayaa maanta booqasho ku tagay deegaanka Guulane, si uu shacabka deegaanka kala hadlo dardar galinta dagaalka Al-shabaab..

Read More
Somali News

Ciidanka amniga gobolka Hiiraan oo soo bandhigay nin ka soo goostay Al-shabaab

Sarkaal sare oo ka tirsan Al-shabaab una qaabilsana aruurinta Sakada ayaa isku soo dhiiba laamaha amaanka ee dowladda iyo kuwa deegaanka ee ka.

Read More
Somali News

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka sameeyay deegaanno ka tirsan gobolka Galgaduud

Ciidanka Xoogga iyo dadka deegaanka ayaa howlgallo ka dhan ah dagaalameyaasha Al-shabaab ka sameeyay deegaanno ka tirsan gobolka Galgaduud. Goobaha ay ciidanka howlgallada.

Read More
Somali News

Canada oo tarxiileysa 150 dhalinyarro Soomaali ah

Ugu yaraan 150 dhalinyarro Soomaali ah ayaa lagu wadaa in laga soo tarxiilo dalka  Canada, sida ay sheegeen mas’uuliyiin ka tirsan dalkaasi. Dhalinyarrada.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay hoggaanka ugu sareeya Ciidanka Xoogga

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa la kulmay hogaannada taliska Ciidanka.

Read More