Somali News
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyay shirka golaha amniga qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay Shirka Golaha Amniga Qaranka oo lagaga hadlay dardargalinta hawlgallada ka dhanka ah Al-shabaab,.

Read More
Somali News

Ciidanka Xoogga oo xubno ka tirsan Al-shabaab ku dilay deegaan hoos yimaada Xarardheere

Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka degmada Xarardheere ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Baraag- Cali Gaduud ku dilay 10 xubin.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Wafdi sare oo ka socda UK

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiiru Dowlaha Gaashaandhiga ee Dowladda Ingiriiska James Stephen Heappey.

Read More
Somali News

Turkiga oo mar kale ka hadlay heshiiska badda ee Soomaaliya

Sarkaal ka tirsan wasaaradda gaashaandhigga Turkiga ayaa sheegay in dowladda Turkiga ay Soomaaliya ka taageereyso dhanka ammaanka,  isla markaasna la sugi doono Amniga.

Read More
Somali News

Dad badan oo ku dhintay dab xooggan dalka Spain

Waaxda dab damiska Spain ayaa ku hawlan sidii ay u qaboojin lahaayeen dhisme aad u dheer oo ku yaalla magaalada Valencia oo uu.

Read More
Somali News

Xuutiyiinta Yemen oo duqeeya markab dagaal oo marayay badda cas

Kooxda Xuutiyiinta ee gacan-saarka la leh Iran ayaa sheegtay masuuliyadda, weerar cusub oo lagu qaaday markab laga leeyahay dalka Ingiriiska iyo weerar loo.

Read More
Somali News

Maxkamadda Gobalka Banaadir oo billaawday dhageysiga dacwadda Sayid Cali oo dhowaan gubay Xaaskiisa

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa saakay bilowday dhageysiga dacwad ciqaabeed uu eedeysane ka yahay Sayid Cali Macalim Daauud oo ku eedeysan in uu gubay.

Read More
Somali News

Golaha Wasiirrada oo ansixiyay heshiis ku saabsan Difaaca oo lala dalka Turkiga

Golaha Wasiirada XFS ayaa ansixiyey Heshiis ku saabsan difaaca iyo dhaqaalaha oo ay dowladda Federaalka Soomaaliya la gashay Dowladda Turkiga. Shirka Golaha wasiirada.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta khudbad ka horjeedinaya labada gole ee Baarlamaanka

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa labada gole ee Baarlamaanka Federaalka ka codsaday kulan deg deg ah. Kulanka oo maanta qabsoomaya.

Read More
Somali News

Mareykanka oo diiday qaraar xabad joojin kaga dhaqan gali laheyd Qaza

Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa markale ka dooday, qaraar ku baaqaya xabbad joojin bini’aadanimo, si loo joojiyo dagaalka ka socda Qaza iyo.

Read More