Somali News
Somali News

Guddoomiye Gobolka Banaadir oo ka hadlay bannaanbaxyada ka dhacay Muqdisho

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Yuusuf Jimcaale Madaale ayaa ka hadlay bannaanbaxyada maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee looga soo horjeeday Xariga Sarkaalka Sheegow. Guddoomiyaha.

Read More
Somali News

Banaanbax ka dhacay Muqdisho

Bannaanbaxyada carreysan oo ka soo horjeeda xarigga Sheegow Axmed Cali oo ah sarkaal la dagaalamay ciidamada amniga ee caasiamdda Muqdisho ayaa isugu soo.

Read More
Somali News

Ciidanka Amniga oo xiray Jeneraal Sheegow, ka dib dagaalkii ka dhacay degmada Dharkenley

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal dhexmaray Ciidanka Booliska ee sida militariga u tababaran iyo Ciidamo taabacsan sarkaal lagu magacaabo Jeneraal.

Read More
Somali News

Militariga Ruushka oo weerar ku qaaday Markab Turki ah

Turkey ayaa ugu digtay Moscow inay ka fogaato xiisad kale kadib markii markab xamuul ah oo laga leeyahay Turkiga ay weerareen ciidamada badda.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Agaasimaha Madaxtooyadda

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Cabdixakiim Maxamed Yuusuf Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka. Mudane Cabdixakiim waxa uu ahaa.

Read More
Somali News

DFS oo sheegtay in la burburiyay guryo ay qaraxyada ku diyaarinayeen Al-shabaab

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab lagu dilay howlgal qorsheysan oo xalay ka dhacay deegaanka Cali Fuuto oo qiyaastii 35.

Read More
Somali News

Militariga Ukraine oo duqeyn ka geystay gudaha caasimadda Ruushka 

Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee ay leeyihiin militariga Ukraine ayaa burburiyay dhismo ku yaala bartamaha magaalada Moscow ee Caasimada Ruushka.  Gudaha guud ahaan.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Sheekh “Inta ka dhiman sannadkan ayaan Al-shabaab dalka saareynaa”

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamaareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug uga qayb galay kulan dadweyne oo shacabka soomaaliyeed.

Read More
Somali News

MW Xasan Sheekh oo sheegay Cuna-qabateynta hubka ay caqabad ku tahay dagaalka Al-shabaab.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladdu ka shaqeynayso sidii loo qaadi lahaa cuna-qabateynta hubka ee saaran dalka. Madaxweynaha.

Read More
Somali News

Mareykanka oo sheegay in la duqeeyay xarruumo ay ku sugnaayeen Al-shabaab

Taliska ciidamada Maraykanka ee Africa ayaa sheegay in duqayn is-difaacid wadajir ah ay la beegsadeen maleeshiyaadka al-Shabaab, ayna ku dileen shan ka tirsan.

Read More