Ciidanka Xoogga iyo dadka deegaanka oo howlgal ka dhan ah Al-shabaab ka sameeyay bariga gobolka Mudug
Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaannada Cali Candhoole , Sheekh Cabdullahi, Baraag Xaaji dhagax ee bariga Galgaduud..