Somali News

Midowga Musharixiinta “Ma aqbaleyno Doorasho aan jadwal laheyn”

Golaha Midowga Musharixiinta ayaa walaac ka muujiyay sida ay u socdaan howlaha Doorashada, iyaga oo ku tilmaamay in uu socdo muddo kororsi dadban.

War saxaafadeed ka soo baxay Midowga Murashaxiinta ayay ku sheegeen in aysan aqbalayn doorasho aan laheyn jadwal oo marba waxyar la doorto, doorasho boob, ku shubasho ah iyo in kuraasta beelaha oo la dulsaaro dad aysan soo daran.

Hoos ka akhriso