Saraakiisha amaanka dalka Niger ayaa sheegay in 15 Askartodi lagu dilay weerar ay koox hubaysan ku qaadeen magaalada Teleberi oo dhacda dhinaca xadka ee Mali.
Koox si aad ah u hubaysan ayaa bartilmamaysatay askartaasi oo howlgal amni sugid ah ku jiray.
Wararka waxa ay sheegayan in dhaawaca uu intaas ka bdan yahay.
Weerarkaan kii ka horeyay waxaa lagu dilay ilaa 16 askari oo Niger kasoo jeeda.


