Day: September 1, 2017
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (01=09=2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-  Maxamed  Xasan Qeys iyo Maxamed.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnamijka Tartanka Fanka Wariyayaasha KNN(01-09-2017)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:Tartanka Fanka Shaqaalaha Radio Kulmiye ee ka baxay  KNN waxaana halkaan ka soo.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnamijka Salaamaha Shaqaalaha KNN(01-09-2017)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:Salaamaha Shaqaalaha ee ka baxay  KNN waxaana halkaan ka soo jeedin doona:-Cumar Xabeb.

Read More
Uncategorized

Al-shabaab oo la sheegay in ay Gacanta ku dhigeen Waxyaabaha laga sameeyo Nuclear-ka

Dowlada Soomaaliya ayaa Mareykanka si deg deg ah uga codsatey in ay Soomaaliya usoo diraan ciidamo dhulka ka dagaalama iyo sirdoon, si looga.

Read More
Uncategorized

War Deg Deg ah:- Qaraxyo is xig xiga oo ka dhacay Degaanka Af-urur Ee Gobolka Bari

 Af-urur–KNN–Saldhig ay ciidanka Puntland ku lahaayeen tuulada Af-urur ee gobolka Bari ayaa goor dhowayd waxaa ka dhacay labo qarax. Qaraxyada waxaa lasoo hoosgeliyay.

Read More
Uncategorized

M/weyne Farmaajo”Al-shabaab Muqdisho lagama difaaci karo haddii aan lagula dagaalamin Meelaha ay Joogaan”

Muqdisho–KNN–Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo Maanta la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ay socdaan Qorsheyaal lagula Dagaalamayo Dagaalameyaasha Al-shabaab si Dalka loogu.

Read More
Uncategorized

Maxkamadda Sare ee dalka Kenya oo baabi’isay natiijadii doorashada Madaxweynaha Kenya

Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa ku dhawaaqday inay gebi ahaanba burisay natiijadii doorashada Madaxtinimada Kenya ee dhacday 8-dii bishii Agosto ee sanadkan,.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(01-09-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Uncategorized

(SAWIRRO) Madaxweynaha Jubbaland oo Dadweyne kula tukaday Xarunta Madaxtooyada.

Kismaayo-KNN-Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta qaar kamid ah dadweynaha ree Kismaayo kula tukaday Xarunta Madaxtooyada Salaada Ciidul Adxa. Madaxweyne ku xigeenka.

Read More
Uncategorized

Dhageyso:-Madaxweyne Sh Shariif Sheekh Axmed oo Shacabka Hambalyo u diray

Uganda–KNN-– Sheekh Shariif Sheekh Axmed Madaxweynihii Hore ee Jamhuuriyadda Soomaaliya oo ku sugan Dalka Uganda oo Wareysi siiyay Idaacadda Kulmiye ee Magaalada Muqdisho.

Read More