Day: September 11, 2017
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (11-09–2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
News in English

5 KILLED IN ATTACKS BLAMED ON SOMALI ISLAMIC EXTREMISTS.

A dawn attack on the southern town of Beled-Hawo started with a suicide car bombing targeting government troops’ frontline defenses. A gunfight then.

Read More
News in English

Somalia: three journalists wounded in suicide bombing.

A suicide bombing on Sunday 10 September in the central Somalian town of Beledweyne has killed at least 6 people and wounded over.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Somali News Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (11=09=2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Xuseen Cabdulle Maxamed iyo Cabdiwahab.

Read More
Uncategorized

Faah-faahin Qaraxii ka dhacay Wadada Maka Al-mukarama Ee Muqdisho”Sawiro”

Muqdisho–KNN– Faah-faahin dheeri ah ayaa ka soo baxeysa Qarax loo adeegsaday Gaari oo ka dhacay Wadada Maka Al-mukarama ee Magaalada Muqdisho gaar ahaan.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanag san {5:00PM}{11-09-2017}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Farxiyo.

Read More
Uncategorized

War Deg Deg ah:- Qarax Gaari oo Goor dhow ka dhacay Wadada Maka Al-mukarama

Muqdisho–KNN– Qarax Gaari ayaa Goor Dhow ka dhacay Wadada Mashquulka badan ee Maka Al-mukarama gaar ahaan  ka soo horjeedka Maqaayad lagu Magacaabo Xadra-mindi.

Read More
Barnaamijyo

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN{3:00PM}{11-09-2017}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Kulanka KNN ee Maalin kasta ka baxa KNN marka laga reebo Jimcaha,waxaana halkaan.

Read More
Uncategorized

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo gaaray deegaanada Bariga Gobalka Mudug.

Gaalkacyo-KNN-Maxamed Xaashi Carabey Madaxweyne ku xigeenka maamulka Gobalka Mudug iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray deegaanada ku yaala Bariga gobalka Mudug oo.

Read More
Uncategorized

Sama-faleyaal lagu Afduubtay duleedka Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobalka Baay.

Baydhabo-KNN-Koox hubeysan oo loo malaynayo in ay ka tirsan yihiin dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa la sheegay in ay weerar ay ku qaadeen Sama-faleyaal Soomaali ah.

Read More