Day: September 17, 2017
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (17-09–2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (17=09=2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Maxamed Qeys Xasan  Maxamed iyo Cabdiwahab.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanag san {5:00PM}{17-09-2017}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Xafsa.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN{3:00PM}{17-09-2017}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Kulanka KNN ee Maalin kasta ka baxa KNN marka laga reebo Jimcaha,waxaana halkaan.

Read More
Uncategorized

War Deg Deg ah:- Shan Carruur ah oo wada dhashay oo ku dhintay Magaalada Kismaayo”Sawiro”

Kismaayo–KNN– Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in Shan Carruur ah oo wada dhashay ay ku dhinteen.

Read More
Uncategorized

War Deg Deg ah:- Taliyihii Nabad Sugidda Degmada Kaxda oo u Geeriyooday Dhaawacii soo gaaray

Muqdisho–KNN–War goor dhow na soo gaaray ayaa sheegaya in Taliyihii Nabadsugida degmada Kaxda Maxamuud Xasan Macalin C/raxmaan oo ku magac dheer Qooley uu.

Read More
Uncategorized

DHAGEYSO-:D.F.S oo wali ku mashquulsan muranka siyaadda ee ka dhax jira iyo Al-Shabaab oo kordhiyay Weerarada ay Geystaan.

Muqdisho-KNN-Dagaalamayaasha Al-Shabaab oo ka faa’ideysanaya Xasilooni darada siyaasadeed ee ka dhax jira hay’adaha ugubka ah ee Dowlada Soomaaliya ayaa maalmihii la soo dhaafay.

Read More
Uncategorized

Dhageyso:- Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo ka hadlay Weerarkii ay Al-shabaab ku qaadeen Kala-beyr

Baledweyne–KNN– Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cumar Aadan Ibraahim Baadiyow oo Wareysi siiyay Idaacadda Kulmiye Xafiiskeeda Magaalada Baledweyne ayaa ka hadlay Weerarkii ay Al-shabaab Xalay ku.

Read More
Uncategorized

War Deg Deg ah:- Taliyaha Nabad Sugidda Degmada Kadxa oo lagu dhaawacay Muqdisho

Muqdisho–KNN– Koox Hubeysan oo wadatay Gaari Noah ayaa Maanta Isgoyska Xoosh ee Degmada Dharkeynley ku Weerartay Gaari uu watay Taliyaha Nabad Sugidda Degmada.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(17-09-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More