Day: September 21, 2017
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (21-09–2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (21=09=2017)

Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Abdi kadar Abdullahi Mahamed.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan {5:05PM}{21-09-2017}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Burhaan.

Read More
Uncategorized

Kenyatta: “Go’aanka maxkamadda wuxuu la mid yahay afgembi”

Madaxwaynaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo ku xigeenkiisa William Ruto ayaa ku tilmaamay “Afgombi dhanka garsoorka ah” go’aankii ay maxkamada ugu sareysa ku laashay.

Read More
Uncategorized

Booliska Somaliland oo Toogasho ku dilay Wiil Dhalinyaro ah

Boorama–KNN–Hal qof ayaa ku dhintay rasaas ciidamada Booliiska Somaliland ku kala kaxeynayaan dhalinyaro kala taageersan xisbiyada Kulmiye iyo Waddani. Ciidamada Booliiska degmada Dilla.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN{3:00PM}{21-09-2017}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Kulanka KNN ee Maalin kasta ka baxa KNN marka laga reebo Jimcaha,waxaana halkaan.

Read More
Uncategorized

War Deg Deg ah:- Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug oo ka soo horjeestay Xiriirka ay Galmudug u jartay Qadar

Cadaado–KNN–Kusimaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey, Guddoomiyaha Baarlamaanka, iyo Guddoomiye kuxigeenka ayaa war wadajir ah oo ay goor dhow ka.

Read More
Uncategorized

Madaxweynaha Cusub ee Hirshabelle oo si weyn loogu soo dhaweeyay Baledweyne

Baledweyne–KNN–Wafdi u hogaaminayo Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa gaaray Magalaada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan. Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa.

Read More
Uncategorized

Ciidamada Ciraaq oo ku duulay magaalo ay Daacish maamusho

Baqdad–KNN–  R/wasaaraha dalka Ciraaq Xaydar Al-Cabadi ayaa amray duulaan lagu qaado magaalada Xawiji oo ay haystaan kooxda isku magacawday Khilaafadda Islamka ee Daacish. War.

Read More
Uncategorized

Qaxooti Soomaali ah oo lagu Xir xiray Wadanka Yemen

Warbaahinta dalka Yemen ayaa baahiyay in ciidamada booliska dalka Yemen ay dalkaasi ku xireen illaa iyo 200 oo ruux oo qaxooti Soomaali ah.

Read More