Day: September 24, 2017
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (24-09–2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (24=09=2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Maxamed Qeys Xasan Maxamed iyo.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan {5:05PM}{24-09-2017}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Burhaan.

Read More
Uncategorized

Dhageyso:-Madaxweyne Xaaf”Diyaaraddii aan la socday waxaa Xanibay Dowladda Federaalka”

Cadaado–KNN--Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo Maanta dib ugu laabtay Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG Galmudug ayaa ka hadlay  Safarka uu.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN{3:00PM}{24-09-2017}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Kulanka KNN ee Maalin kasta ka baxa KNN marka laga reebo Jimcaha,waxaana halkaan.

Read More
Keydka Sawiradda

Diyaarad 40 sanno ka hor Muqdisho lagu soo afduubtay oo dalkeeda dib loogu celiyay”Sawiro”

Diyaarad ay leedahay shirkadda diyaarada Lufthansa ee laga leeyahay dalka Jarmalka oo Soomaaliya ayadoo afduub ahaan loo wato la keensaday sanadkii 1977 ayaa.

Read More
Uncategorized

Madaxweyne Xaaf oo Maanta laga sugayo Magaalada Cadaado

Cadaado–KNN– Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa Maanta tagaya Magaalada Cadaado ee Xarunta KMG Galmudug,waxaana Magaalada Cadaado ka socota qaban qaabada.

Read More
Uncategorized

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka oo sheegay in Dalka uu ku jiro Xaalad ka Xun Xilligii Guumeysiga

Muqdisho–KNN– Qaar ka mida Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo Maanta kula ku yeeshay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa ka hadlay Xaaladda uu Dalka.

Read More
Uncategorized

Dhageyso:-Wasiirada Galmudug oo War ka soo saaray Khilaafka Madaxda Galmudug

Cadaado–KNN– Kulan gaar ah oo Maanta Magaalada Cadaado ay ku yeesheen Golaha Wasiirada Maamul Gobolleedka Galmudug ayey uga hadleen Khilaafka u dhexeeya Madaxda.

Read More
Uncategorized

Yuweri Musaveni”Ciidamada AMISOM ma ahan Shaqaale ka tirsan QM”

M/weynaha dalka Uganda Yuweri Musaveni ayaa sheegay in ciidamada ka jooga jooga Soomaaliya ay aheyn kuwa u shaqeeya Q,M hase ahaatee ay yihiin.

Read More