Day: September 26, 2017
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (26-09–2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:- Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Caafimaadka {26-09-2017}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Cafimaadka waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Cabdi Raxmaan.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (26=09=2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Maxamed Qeys Xasan Maxamed iyo.

Read More
Uncategorized

Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo taageeray Xil ka qaadistii Madaxweyne Xaaf.

Cadaado-KNN-Cali Gacal Casir Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ayaa soo saaray War-saxaafadeed uu ku taageerayo Xil ka qaadistii Caawa ay ku sameeyeen Xildhibaano ka tirsan.

Read More
Uncategorized

War deg deg ah: Qaar ka mid ah Xildhibaanada Galmudug oo sheegay in ay Xilkii ka qaadeen Madaxweyne Xaaf.

Cadaado-KNN-Qaar ka mid ah Xildhibaanada Maamulka Galmudug ayaa goor-dhaw ku dhawaaqay in ay Xilkii ka qaadeen Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle “Xaaf” Ka.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan {5:05PM}{26-09-2017}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Burhaan.

Read More
Uncategorized

Xildhibaano ka tirsan Galmudug oo Mooshin ka keenay Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug

Cadaado–KNN–Wararka ka imaanaya Magaalada Cadaado oo Xarun KMG u ah Dowlad Gobolleedka Galmudug ayaa sheegaya in Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Maamulka Galmudug ay.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN{3:00PM}{26-09-2017}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Kulanka KNN ee Maalin kasta ka baxa KNN marka laga reebo Jimcaha,waxaana halkaan.

Read More
Uncategorized

Ciidamada Puntland oo Hub aruurin ka bilaabay Magaalada Boosaaso

Boosaaso–KNN–Wasiirka wasaaradda Amniga  Puntland Axmed Cabullaahi Yuusuf Dawladd ayaa sheegay in howgalada ay ciidanka amaanku kawadaan magaalada Boosaaso yihiin kuwo lagu baadi goobayo.

Read More
Uncategorized

Khilaafka Khaliijka oo gilgiley nidaamka federaalka Soomaaliya

Murankii ka dhashay moowqifka dowladda federaalka ay ka qaadatay khilaafka dowladaha khaliijka iyo kan ay ka qaateen dowlad goboleedyada Soomaaliya ayaa cirka isku.

Read More