Day: December 4, 2017
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (04-12–2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (04=12=2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:– Cabdiwahaab Xuseen Muxudiin iyo.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan {5:05PM}{04-12-2017}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Burhaan.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN{3:00PM}{04-12-2017}

Muqdisho–KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Uncategorized

War deg deg ah-: Madaxweynihii hore ee yemen oo la dilay.

Sanca-KNN-Warbaahinta kooxda Xuutiyiinta Dalka Yemen ayaa goor-dhaw baahiyay in la dilay Madaxweynihii hore ee Dalka Yemen Cali Cabdalla Saalax. Idaacad ay maamulaan Kooxda.

Read More
Uncategorized

Guriga Wasiirka Madaxtooyada Soomaaliland oo Gabi ahaanba Gubtay.

Hargrysa-KNN-Guriga uu deganyahay wasiirka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa ku gubtay magaalada Hargeysa. Wariyaha Hargeysa ee Idaacadda Kulmiyr ayaa sheegaya in aanay.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{04-12-2017}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo.

Read More
Uncategorized

Madaxweyne Shariif Xasan “AMISOM hanaga Caawiso amaanka G/Shabeelaha Hoose”

Muqdisho-KNN-Shariif Xasan Shiikh Aadan Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed oo maanta ka hadlayay Shirka amniga qaranka ee ka furmay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in.

Read More
Uncategorized

Akhriso-:Nuxurka Khudbadihii laga jeediyay Shirka amniga qaranka ee ka furmay Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo oo shir guddoominaya Wejiga Labaad ee shirkii london oo maanta si rasmi ah uga furay Muqdisho.

Read More
Uncategorized

Golaha Shacabka oo meel mariyay xubin cusub oo ka mid noqoneysa Guddiga dib u eegista Dastuurka.

Muqdisho-KNN-Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta ayaa meel mariyay xubin ka mid noqon doonta  Gudiga madaxa banaan ee hirgelinta iyo dib u eegista dastuurka.

Read More