Day: December 11, 2017
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (11=12=2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:–   Xuseen Cabdulle Maxamed iyo Cabdiwahaab.

Read More
News in English

Car bombing kills Somali journalist in Mogadishu.

A Somali journalist was killed in a car bombing in the capital Mogadishu colleagues KNN reports on Monday. Mohamed Ibrahim Gabow confirmed dead.

Read More
Uncategorized

War deg deg ah-:Wariye Ka tirsan Telefishinka Kalsan oo u dhintay Qarax loogu xiray Gaari uu watay.

Muqdisho-KNN-Alle ha u naxariistii waxaa goor-dhaw magaalada Muqdisho ku geeriyooday Wariye Maxamed Ibaarhim Gaabow oo ka tirsan Shaqaalaha Telefishinka kalsan Xarunta magaalada Muqdisho.

Read More
Uncategorized

Madaxweyne Farmaajo Turkiga uga qeyb galaya Shirka Iskaashiga Islaamka oo looga hadlayo Qudus.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa umba-baxay magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga. Madaxweynaha ayaa halkaas kaga.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan {5:05PM}{11-12-2017}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Burhaan.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN{3:00PM}{11-12-2017}

Muqdisho–KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Uncategorized

Shir looga hadlaayo Qorshaha Qaranka ee doorashada Soomaaliya oo Muqdisho Lagu qabtay + SAWIRO.

Muqdisho-KNN-Waxaa maanta lqgu qabtay Maagalada Muqdisho Xaflad  lagu daahfurayo qaamuuska doorashooyinka Qaranka iyo istiraatiijiyadda 5ta Sano ee soo socota. Xafladaan ayaa waxaa ka.

Read More
Uncategorized

Wadamada Yurub iyo Israel oo isku khilaafay in Qudus ay noqoto Caasimadda Israel.

Muqdisho-KNN-Ra’iisal wasaaraha Israel oo ku sugan magaalada Paris ee Caasimadda Framce ayaa mar kale soo dhaweeyay go’aankii Trump uu qudus ugu aqoonsaday Caasimadda.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{11-12-2017}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(11-12-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More