Day: December 12, 2017
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (12-12–2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:- Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Caafimaadka {12-12-2017}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Cafimaadka waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Cabdi Raxmaan.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (12=12=2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:–   Xuseen Cabdulle Maxamed iyo.

Read More
Uncategorized

War Deg Deg ah:- Ciidamo ka wada tirsan Dowladda oo ku Dagaalamay Degmada Afgooye

Afgooye–KNN– Wararka ka imaanaya Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in Galabta Gudaha Degmada ay ku wada Dagaalameen Ciidamo ka wada.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan {5:05PM}{12-12-2017}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Burhaan.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN{3:00PM}{12-12-2017}

Muqdisho–KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{11-12-2017}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo.

Read More
Uncategorized

Al-shabaab oo soo bandhigay Gaari ay sheegeen inuu Mareykanku Duqeeyay”Sawiro”

Warbaahinta Al-shabaab ayaa soo bandhigay Sawirada Gaari Caasi ah oo Qudaar saaran tahay islamarkaana ay sheegeen in Diyaaradaha Mareykanka ay Duqeeyeen Duleedka Degaanka.

Read More
Uncategorized

Wasiir Beyle”waxaan rajeyneyaa in Soomaaliya laga Cafin doono Deymaha lagu leeyahay”Sawiro”

Muqdisho–KNN–Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Dr C/raxmaan Ducaalle Beeyle oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka hadlay natiijadii ka soo baxday shir uu.

Read More
Uncategorized

Dad loo xiray Dilkii Wariye Maxamed Gaaboow

Muqdisho–KNN–Warar ay heshay Idaacadda Kulmiye ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Hay’adaha Ammaanka ay gacanta ku soo Dhigeen Shaqsiyaad lala xariirinayo in ay.

Read More