Day: December 22, 2017
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:BARNAAMIJKA MURTI IYO MAAWEELO EE RADIO KULMIYE (22-12-2017)

Muqdisho–KNN–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Murti iyo Maaweelo oo ad habeenka Jimcaha sabtida ay soo galeyso saacadu markii ay tahay 10:30PM ka dhageysataan.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye {22=12=2017

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye ee habeen Jimcaha waxaana halkaan ka.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (22=12=2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:– Cabdiqani Cabdulahi Ibraahi.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan {5:05PM}{22-12-2017}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Cabdiqani.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO Barnaamijka Kulanka Wariyaha EE RADIO KULMIYE (22-12-2017)

Muqdisho–KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka Wariyaha oo ad maalinta Jimcaha sido kale si ku celis ah habeenka sabtiga ay soo Galeyso ka.

Read More
Uncategorized

Soomaaliya oo si kulul u cambaareysay gantaal xuutiyiinta yamen ay ku rideen Sacuudiga.

Muqdisho-KNN-War qoraal ah oo ka soo baxay wasaarada Arimaha Dibada ee Xukuumada Somalia ayaa looga hadlay Gantaal ay xuutiyiinta Yemen talaadadii aynu soo.

Read More
Uncategorized

Al-Shabaab iyo dadka degaanka oo ku dagaalamay degaan hoostaga gobalka Hiiraan

Baladweyne-KNN-Wararka naga Soo gaaraya degaanka Buq-aqable ee gobalka hiiraan ayaa sheegaya in dagaal u dhexeeya Dagaalamayaasha Al-Shabaab iyo dadka degaanka ee xoola dhaqatada.

Read More
Uncategorized

Hanti dhawrka guud ee Somaliland oo fariin adag u diray shirkadaha heshiiska kula jira Somaliland.

Hargeysa-KNN-Saciid Saleebaan Miri Hanti dhawraha  guud ee Maamulka Soomaaliland oo Saxaafada kula hadlay Magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu digniin adag uu u diray .

Read More
Uncategorized

Puntland oo maanta Ciidamo badan u dirtay Buuraha galgala.

Boosaaso-KNN-Wararka Naga Soo gaaraya Buuraha galgala ayaa Sheegaya in Maanta Puntland ay Ciidamadii ugu badnaa Abid u dirtay Buurahaasi oo ay ku sugan.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(22-11-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More