Day: December 23, 2017
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (23-12–2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (23=12=2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:– Shuceyb Maxamed Cali iyo Cabdiwahaab.

Read More
Uncategorized

Taliyaha Qeybta 27-aad ee Ciidamada Xoogga Dalka oo la Magacaabay”Akhriso”

Muqdisho–KNN– Taliyaha Ciidamada Milatariga Soomaaliya Gen. C/wali Jaamac Xuseen Gorod ayaa Magacaabay Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Qeybta 27-aad,waxaana loo Magacaabay  S/Guuto Maxamuud Maxamed.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan {5:05PM}{23-12-2017}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Burhan.

Read More
Uncategorized

Dhageyso:- C/raxmaan C.shakuur”Farmaajo iyo Kheyrre waxaan ku Dacweyneyaa Dalalka ay Dhalashada ka haystaan”

Muqdisho–KNN–Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo maaanta warbaahinta kula hadlay  Guriga uu Maagalada Muqdisho  ka degan yahay oo 17 bishaan ay ku weerareen Ciidanka.

Read More
Uncategorized

Madaxweyne Farmaajo oo Muqdisho Tababar ugu soo xiray Ciidamo ka tirsan Xoogga Dalka”Sawiro”

Muqdisho, Disembar 11, 2017: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tababar u soo xiray dufcaddii ugu horreysay ee ka qalin jabiya.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN{3:00PM}{23-12-2017}

Muqdisho–KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Uncategorized

Faah-faahin dagaalkii ka dhacay Koofurta Magaalada laascaanood Ee Gobolka Sool

Sool–KNN– Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Dagaal Culus oo u dhexeeya Labo Maleeshiyo oo Maanta mar kale dib uga qarxay deegaanka.

Read More
Uncategorized

Gudiyada Joogtada ah ee Golaha Shacabka oo la Kulmay Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Puntland”Sawiro”

Muqdisho–KNN– Gudiyada Joogtada ah ee Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa Kulan la qaatay Xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiilada Dowlad Gobolleedka Puntland,waxaana Kulanka Maanta Shir.

Read More
Uncategorized

Dilkii Wariye Maxamed Ibraahim Gaaboow oo la Codsaday in la baaro

Hay’adda Q,M u qaabilsan arrimaha waxbarashadda ee UNESCO ayaa dawlada Soomaaliya ka codsatay in baaris dhamaystiran ku samayso qaabkii uu u dhacay dilkii.

Read More