Day: December 28, 2017
News in English

Somalia regains control of airspace management after 27 years.

The Somali government on Thursday announced that it has officially regained control and management of its airspace after 27 years being run by.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (28-12–2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (28=12=2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:– Shuceyb Maxamed Cali iyo.

Read More
Uncategorized

Ciidamada Booliska Soomaaliya oo Wariye ku xiray magaalada Jowhar.

Jowhar-KNN-Wararka naga soo gaarayo magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa soo sheegaya in maanta Ciidamada Booliiska ay xirayn Wariye ka tirsan Saxafiyiinta.

Read More
Uncategorized

Soomaaliland “Hawadayna lagama maamuli doono magaalada Muqdisho”

Hargeysa-KNN-Soomaaliland ayaa kasoo  horjeesatay maamulka hawada ee dawladda Soomaaliya ay sheegtay in ay lasoo wareegtay maanta oo khamiis ah kadib xaflad lagu qabtay.

Read More
Uncategorized

Madaxweyne Farmaajo “Waxaa sharaf weyn ah in aan dib u hanannay maamulka iyo maareynta hawadeenna.”

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa daah-furay munaasabad lagu maamusayey dib u soo celinta maamulka hawada Soomaaliya. Madaxweynaha oo xarigga.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan {5:05PM}{28-12-2017}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:- Xafso.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN{3:00PM}{28-12-2017}

Muqdisho–KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Keydka Sawiradda

Daawo Sawirada Munaasabaddii Maanta lagu soo Wareejiyay Maamulka Hawada Soomaaliya

Muqdisho–KNN– Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Golleyaasha kale ee Dowladda ayaa Maanta ka qeyb galay Xaflad lagu shaacinayay in Soomaaliya.

Read More
Uncategorized

Dhageyso:- Dowladda Soomaaliya oo loogu baaqay in ay ka hadasho Dhibaatada Kenya ay ka wado Gedo

Muqdisho–KNN– Maanta Magaalada Muqdisho waxaa lagu qabtay Dood Wadaag looga hadlayay Xaaladda Guud Ee Soomaaliya iyo sida loola shaqeyn karo Dowladda Federaalka Soomaaliya..

Read More