Day: December 29, 2017
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye {29=12=2017

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye ee habeen Jimcaha waxaana halkaan ka.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (29=12=2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:–  Cabdiqani Cabdulahi Ibraahi iyo Cabdiwahaab.

Read More
Uncategorized

Akhriso-: Maraykanka oo sanadkan 2017 Soomaaliya ka fuliyay Weeraradii ugu badnaa.

Muqdisho-KNN-Mareykanka Waxaa uu Sanadkan dhamaadka Ah Somalia Ka Geystay Duqeymo diyaaradeed oo ka badan Sanadihi La soo dhaafay Taasi oo La shegayo in.

Read More
Uncategorized

Maxkamadda Dastuurka K/Afrika oo xukuntay in xilka laga qaado Madaxweyne Jacob Zuma

Johannesburg-KNN-Maxkamadda dastuuriga ah ee dalka Koonfur Afrika ayaa maanta xukuntay in Baarlamaanka Dalkaas ay waajibaadkooda gudan waayeen, waxayna maxkamaddu Baarlamaanka ku amartay in.

Read More
Uncategorized

Dagaal u dhexeeya Labo Maleeshiyo oo maanta ka dhacay Gaalkacyo.

Gaalkacyo-KNN-Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug ayaa soo sheegaaya in maanta uu halkaasi dagaal ku dhaxmaray Labo maleeshiyo oo.

Read More
Uncategorized

Ambassador kitchen”2018-ka Waxaan ka qayb qaadan doonnaa shaqa abuurka Soomaaliya.

Muqdisho-KNN-Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha Qaramada midoobay u qaabbilsan Soomaaliya ayaa tilmaamay inay shacabka Soomaaliyeed iyo Dowladduba u qabsoomeen wax wanaagsan Sanadkan dhammaanaya.

Read More
Uncategorized

Faah faahin ka soo baxayso Madaafiic ay Al-Shabaab ku garaaceyn Xudur.

Xudur-KNN-Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxeyso madaafiic ay Al-Shabaab ku garaaceyn Saldhig ay magaalada Xudur ka dagan yihiin Ciidamo ka tirsan.

Read More
Uncategorized

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay Shil-gaari oo ka dhacay Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay in ka badan 5 qof oo kalane dhaawac ayaa ka soo gaaray gaari ku rogmaday deegaan.

Read More
Uncategorized

Ciidamo cusub oo Tababar loogu soo xiray Muqdisho + SAWIRO

Muqdisho-KNN-Gen.Cabdi Wali Jaamac Xuseen Gorod Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan XDS oo tababar ku qaatay dugsiga.

Read More
Uncategorized

Maamulka Degmada Buula-burte oo ka warbixiyay qarax ay ku dhintayn Ciidamada AMISOM.

Buula-burte-KNN-Maamulka degmada Buula-burte ee gobalka Hiiraan ayaa xaqiijiyay in hal Askari oo ka tirsan ciidamada AMISOM ku dhintay kaddib markii miino ay haleeshay.

Read More