Day: December 30, 2017
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (30-12–2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (30=12=2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:–  Xuseen Cabdulle Maxamed iyo Shuceyb.

Read More
Uncategorized

Wasiirka amniga Soomaaliya oo amar ku bixiyay in la baaro dadkii ka dambeeyay weerarkii lagu qaaday Guriga Cabdi Qaybdiid.

Muqdisho-KNN-Xildhibaan Maxamed Abuukar Islow Wasiirka Amniga Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda ay sida ugu dhaqsiyaha badan sharciga u horkeeni doonto cidii ka dambeysay.

Read More
Uncategorized

Ku dhawaad 50 Askari oo loo soo qabtay Weerarkii lagu qaaday Guriga Cabdi Qaybdiid.

Muqdisho-KNN-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo loo xil saaray baaritaanka weerarkii lagu qaaday Hoyga sanatar Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa xabsiga u taxaabay ilaa.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan {5:05PM}{30-12-2017}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Burhaan.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN{3:00PM}{30-12-2017}

Muqdisho–KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Uncategorized

War deg deg ah-: Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay weerarkii lagu qaaday Guriga Cabdi qaybdiid.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa cambaareeyay weerarkii lagu qaaday Guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid. Madaxweynaha ayaa amray in si deg deg.

Read More
Uncategorized

Taliyaha Xoogga oo ka hadlay Weerarkii lagu qaaday Guriga Cabdi Qaybdiid.

Muqdisho-KNN-Taliyaha Ciidamada Xoogga Soomaaliya Gen Cabdi wali Gorod ayaa goor-dhaw Gaaeay Guriga la weeraray ee Cabdi qaybadiid waxa uuna ka hadlay weerarkaasi. Taliyaha.

Read More
Uncategorized

Qaybdiid”Uma dulqaadan doono falkii Gurigayga lagu galay”

Muqdisho-KNN-Senator Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid oo Goor-dhaw warbaahinta la hadlay ayaa faah faahin ka bixiyay weerarkii lagu qaaday Guriga Qaybdiid. Shir jaraa’id uu.

Read More
Uncategorized

War deg deg ah-: Ciidamo ka tirsan kuwa Nabad Sugidda oo galay Guriga Cabdi Qeybdiid.

Muqdisho-KNN-Ciidamo ka tirsan kuwa Nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka Soomaaliya ayaa goor-dhaw galay Guriga Senatar Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid oo ku yaala Degmada.

Read More