Day: April 9, 2018
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (09-04–2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (09=04=2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Cali Ibraahim  Cabdullahi Iyo.

Read More
Uncategorized

Gudoomiye Jawaari ” waan iska casilay xilkii Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya”

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha Golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari ayaa goor-dhaw si rasmi ah u shaaciyay inuu iska casilay xilkii Gudoomiyaha Golaha shacabka, kadib.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan (09-04-2018)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya: .

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Xubinta Kalamaan ee Radio Kulmiye {09-04-2018}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh Halkaan Ka Dhageyso Xubinta kalamaan:-

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN{3:00PM}{09-04-2018}

Muqdisho–KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{09-04-2018}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Shiekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo.

Read More
Uncategorized

Madaxweyne Xaaf oo ka hadlay Iscasilaada Jawaari

Dhuusa-mareeb-KNN-Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf oo maalmihii dambe safar ugu maqnay dalka Jabuuti ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay. Xaaf.

Read More
Sports

SAWIRRO:-Maaliyadda ay ku ciyaari doonto kooxda Man United xili ciyaareedka dambe oo la ogaaday

Muqdisho-KNN-Kooxda Manchester United ayaa la ogaaday fanaanada ay ku ciyaari doonto sanadka dambe marka ay joogto gurigeeda, Sida ay baahisay Shabakada Footy Headlines..

Read More
Uncategorized

Kenya oo duqeymo ka fulisay deegaanka Faxfax-dhuun ee Gedo

Muqdisho-KNN-Wararka ka imaanaya deegaanka Faxfax-dhuun ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada Kenya ee qeybta ka ah ciidamada Midowga Afrika ee nabad ilaalinta.

Read More