Day: April 19, 2018
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (19-04–2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Uncategorized

War deg deg ah:- Ciidamada NISA oo galay guriga Xildhibaan Cadow Cali Gees.+SAWIRO

Muqdisho-KNN-Ciidamo la sheegay in ay ka tirsan Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ayaa maanta Galay Guriga Xildhibaan Cadow Cali Gees oo.

Read More
Uncategorized

Muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid noday Wasiirda Itoobiya.

Muqdisho-KNN-Ra’iisal Wasaaraha Cusub ee Dowladda Itoobiya ayaa maanta ku dhawaaqay Golahiisa Wasiirada waxaana ka muuqata Isbadal dhinaca Qowmiyadaha Dalkaasi daga. Axmed  Shidde waa muwaadin.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (19=04=2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim iyo Cabdiwahaab.

Read More
Uncategorized

Golaha Wasiirada oo Mamnuucay Jarida Dhirta iyo Dhoofinta Dhuxusha.+ SWAIRO

Muqdisho-KNN-Shirkii Caadiga ahaa ee Gollaha Wasiiradda oo uu shir-guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta looga hadlay Hubinta.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan (19-04-2018)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Burhaan.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Xubinta Kalamaan ee Radio Kulmiye {19-04-2018}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh Halkaan Ka Dhageyso Xubinta kalamaan:-

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN{3:00PM}{19-04-2018}

Muqdisho–KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Uncategorized

Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Hiiraan oo xukuno ku riday eedeysanayaal

Beladweyn-KNN-Maxkamada darajada koobaad ee ciidamada qalabka sida ee gobolka Hiiraan ayaa maanta xukun ku riday eedeysanayaal loo haysatay eedeymo kala duwan. Yuusuf Xuseen.

Read More
Uncategorized

SAWIRRO:-Ciidamo ka tirsan Militariga Soomaaliya oo loo soo gaba gabeeyay taba bar ku saabsan ka hortaga qaraxyada

Beladweyn-KNN-Askar ka tirsan ciidamada dowladda ayaa tababar ku saabsan ka hortaga qaraxyada loogu soo gaba gabeeyay magaalada Buula-burde ee gobolka Hiiraan. Tababarkan ayaa.

Read More