Day: April 20, 2018
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:Barnaamjka Murti iyo Maaweelo Ee Radio Kumiye (20-04-2018)

Muqdisho–KNN–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Murti iyo Maaweelo oo ad habeenka Jimcaha sabtida ay soo galeyso saacadu markii ay tahay 10:30PM ka dhageysataan.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye {20=04=2018

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye ee habeen Jimcaha waxaana halkaan ka.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (20=04=2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Cabdiwahaab Xuseen  Muxudiin iyo Farxiyo.

Read More
Uncategorized

Q.M oo soo dhaweysay qaabka loo maamulo dakhliga dowlada Soomaaliya

Muqdisho-KNN-Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating ayaa soo dhaweeyay guusha uu soo hooyay Wasiirka Maaliyadda iyo dadaalka uu sanadkaan u galay.

Read More
Uncategorized

Siyaasiyiinta Soomaaliland oo siyaabo kala duwan ugu hadlay arinta Imaaraadka

Muqdisho-KNN-Tan iyo markii wasiir dowlada arimaha dibada ee dowlada Imaaraadka Anwar Maxamed Qarqaash oo ku dhawaaqay in Soomaaliland aysan kala heshiinin Dekada magaalada.

Read More
Sports

Macalinka Arsenal oo ka tagaya kooxda marka uu dhamaado xili ciyaareedkaan

Muqdisho-KNN-Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa lagu wadaa in uu ka tago kooxda dhamaadka xilli ciyareedkaan, oo maamulayay muddo ku dhow 22 sano..

Read More
Uncategorized

Xukumadda Soomaaliya oo sheegtay in daba gal ay ku sameyneysa tayada Jaamacadaha dalka

Muqdisho-KNN-Wasiir dowlaha wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare ee xukumada Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamuud Jaabiri oo ka qeyb galayay barnaamij ka baxa TVga qaranka ayaa.

Read More
Uncategorized

Dibad baxyo looga soo hor jeedo xariga Boqor Buur-madow oo ka dhacay gobolka Sanaag

Muqdisho-KNN-Boqolaal dad ah ayaa isugu soo baxay deegaanada Ceel-afweyn iyo Gar-adag oo ka tirsan gobolka Sanaag ee Soomaaliland kuwaas oo ka careysan xarigii.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(20-04-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Islaamka Iyo Nolasha (20-04-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Islaamka Iyo Nolasha  waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Shiikh Salaad Cantoob Xasan:-.

Read More