Day: April 24, 2018
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (24-04–2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:- Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Caafimaadka {24-04-2018}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Cafimaadka waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Siciid Warsame.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (24=04=2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim iyo  Ceydiid.

Read More
Uncategorized

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha oo Gaaray Dalka Kuwait + SAWIRO.

Muqdisho-KNN-Wasiirka Ganacsiga iyo Wershadaha ayaa saaka gaaray Dalka Kuwait isagoo ay la socdaan Ganacsato iyo Saraakiil ka tirsan Wasaaradda Ganacsiga iyo Wershadaha. Wasiirka.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan (24-04-2018)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Burhaan.

Read More
News in English

Islamic State fighter captured in Somalia: Police.

A suspected ISIS islamist fighter has been arrested in the capital Mogadishu, KNN reports on Tuesday. A police spokesman Qaasim says the arrestee.

Read More
Uncategorized

Gabdhaha ku jira Aqalka sare oo maanta booqday Xabsiga dhexe ee Xamar

Muqdisho-KNN-Gabdhaha ku jira golaha Aqalka Sare ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta booqday Xarunta Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed iyo Xabsiga dhexe ee Xamar. Sanataradaasi.

Read More
Uncategorized

Agaasimaha Hey’adda Socdaalka Soomaaliya oo la kulmay Taliyaha Booliska iyo Taliyaha Socdaalka Jabuuti

Muqdisho-KNN-Agaasimaha guud ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyada Soomaaliya, Mudane Maxamed Aadan Koofi oo safar shaqo ku gaarey dalka Jabuuti, ayaa maanta la kulmey.

Read More
Uncategorized

Wararkii ugu dambeeyay dhul gariir ka dhacay Turkiga

Muqdihso-KNN-39 Qof ayaa ku dhaawacantay Dhul gariir cabbirkiisu ahaa 5.1 magnitude (qiyaasta dhul gariirrada) oo ka dhacay Dalka Turkiga. Dhul gariirkan oo ka.

Read More
Uncategorized

Dowlada Soomaaliya oo maanta Muqdisho ku soo bandhigtay nin ka tirsanay kooxda Daacish

Muqdisho-KNN-Ciidamada Booliiska Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo bandhigay Jaamac Xuseen Xasan oo ay sheegeen in uu ka tirsanay Kooxda Daacish. Jaamac.

Read More