Month: May 2018
Barnaamijyo Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaan (31-05-2018)

Muqdisho–KNN–Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaanka oo uu taaba galinayo Maamulka Gobalka Banaadir Su,aalahana uu soo diyaariyay Iskuulka Banaadir Zone Toosna looga daawanayay.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (31-05–2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Sports

Deg deg: Zidane oo shaqada Real Madrid isaga tagay shan maalin kadib ku guulaysashadiisa Champion League

Muqdisho-KNN-Tababaraha Real Madrid Zinedine Zidane ayaa ku dhawaaqay go’aan aad uga anfariiriyay jamaahiirta Real Madrid isagoo sheegay inuu ka tagay kooxda. Xiddigii hore.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(31-05-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Sports Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (31-05-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Adan Yusuf Axmed {Aqyaar} Farsamadii:–shaaf yuu:-.

Read More
Somali News Uncategorized

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kormeeray Xafiisyo ay ku shaqeyn doonaan guddiyada Baarlamaanka

Muqdisho-KNN-Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kormeer ku sameeyay Xafiisyo cusub oo ay yeelanayaan Guddiyada Baarlamaanka Soomaaliyeed. Xafiisyadaan.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye (31-05-2018)

Muqdisho-KNN:-Barnaamijka Tar-tan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Jaamacadda Salaama, sidoo kale Su’aalaha Barnaamijka ay diyaarisay isla Jaamacadda Salaama ee.

Read More
Uncategorized

Howlgalo lagu soo qabtay Shacab iyo Ciidan oo Muqdisho laga sameeyay.

Muqdisho-KNN-Ciidamada amaanka ayaa xalay Howlgal waxay ka sameeyeen Xaafado ka mid ah degmada Dharkeynlay ee gobalka Banaadir, waxaana lagu soo qab qabtay dad.

Read More
Uncategorized

Sirdoonka Kenya oo ka digay Weeraro Al-Shabaab ka geestaan G/Waqooyi Bari Kenya.

Muqdisho-KNN-Ciidamada Police-ka Kenya ayaa war kasoo baxay waxaa lagu Sheegay in Al-Shabaab ay qorsheeynayaan Weeraro Lixaad Leh in ay ka geesteen Xadduuda ay.

Read More
Uncategorized

Axmed Madoobe oo la kulmay Guddiyada Dastuurka ee Baarlamaanka iyo Kan madaxa Banaan.

Nairobi-KNN-Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe” ayaa kulan la qaatay Guddiyada Dastuurka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Kuwa Madaxa.

Read More