Day: August 5, 2018
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Xog Wareysi (05-08–2018)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Somali News

Dhageeyso:-Afhayeenka Gobolka Banaadir oo ka hadlaya Qaraxii Caawa

Muqdisho-KNN-Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir oo waxyar uun kadib markii uu qaraxu dhacay goobta soo gaaray ayaa Warbaahinta la hadlay waxa uuna ka warbixyay.

Read More
News in English

Deadly Car bomb explosion rocked in Mogadishu

At least Four people dead and more injured after an explosion happened in Mogadishu on Sunday, Radio Kulmiye reports. A car bomb was.

Read More
Barnaamijyo Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (05=08=2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Cabdiwahaab Xuseen  Muxudiin iyo Axmed Maxamed.

Read More
Somali News

Dhageeyso:-Warar dheerad oo ku saabsan Qaraxii Caawa Muqdisho ka dhacay

Muqdisho-KNN-Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee Caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho. Hoos ka dhageeyso waxaa inooga waramay Wariyaheen Farxaan.

Read More
Somali News

Dhulgariir xoogan oo ku dhuftay dalka Indonesia

Dhulgariir Cabarkiisa dhanyahay 7Magnitude ayaa waxa uu ku dhuftay Jasiiradda Lombok ee dalka Indonesia. Dhulgariirkan ayaa waxaa uu dhacayaa iyada oo Saacadihii ugu.

Read More
Somali News

DEG DEG:-Qarax goordhaw ka dhacay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Qarax xoogan oo dhawaqiisa inta badan laga maqlay Magaalada Muqdisho ayaa goordhaw waxa uu ka dhacay meel ku dhaw Isgooyska Shaqaalaha ee Magaalada.

Read More
Somali News

W/Warfaafinta oo sheegtay in la dilay rag dhawaan Muqdisho dil ka geystay

Muqdisho-KNN-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Maanta ciidamada amaanka ay Magaalada Muqdisho ku dileen rag.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan (05-08-2018)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Maahir.

Read More
Somali News

Qarax ka dhacay degmada Balcad ee Gobolka S/dhexe

Balcad-KNN-Abaanduulaha Guutada Labaad ee Ciidamada Xoogga Soomaaliya Cali Cariif ayaa waxaa uu ka badbaaday qarax loogu xiray gaari uu isticmaalayay. Qarax lala eegtaya.

Read More