Day: August 6, 2018
Barnaamijyo Faalooyin Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Xog Wareysi (06-08–2018)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Sports Uncategorized

Chelsea Oo Dooneysa shabaq ilaaliye.

Muqdisho-KNN-Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay doonayso goolhayaha Stoke City Jack Butland si uu badal ugu noqdo hadii uu kooxda ka dhaqaaqo shabaq.

Read More
Barnaamijyo Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (06=08=2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:Cali Ibraahim Cabdullahi iyo  Siciid.

Read More
Somali News

Qarax ka dhacay Magaalada Bolonyo ee dalka Talyaaniga

Qof ayaa Ku dhintay, 55 kalana Way dhaawacmeen Qarax weyn oo ka dhacay magaalada Bolonya  ee dalka Talyaaniga , sida laga Xiganayo wakaaladda.

Read More
Somali News

In kabdan Toban kun oo laga soo badbaadiyay dhulgariirkii Indonesia

Toban kun  oo ruux ayaa laga soo samata bixiyay jasiiradda Lombok ee dalka Indonesia, ka dib dhul-gariir xoogan oo cabirkiisa lagu qiyaasay 6.9.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan (06-08-2018)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Abdiwali.

Read More
Somali News

Madaxweeynihii Dowlad deeganka Cabdi Maxamed Cumar oo iscasilay

Jigjig-KNN-Wararka naga soo gaaraya Dowlad deegaanka Soomaalida ayaa sheegaya in uu iscasilay Madaxweeynihii Maamulkaasi Cabdi Maxamed Cumar. Iscasilaadda Cabdi Maxamed Cumar ayaa timid.

Read More
Somali News

ONLF oo ku eedeysay Itoobiya qalalaasaha ka taagan DDS

Jigjiga-KNN-Jabhadda ONLF ayaa ku eedeysay qalalaasaha ka taagan Dowlad deegaanka Soomaalida Dowladda Federaalka Itoobiya. Afhayeenka Jabhadda ONLF Cadaani Hirmooge oo la hadlay Laanta.

Read More
Somali News

Barlamaanka Hirshabeelle oo kala diray gudiga adeegga garsoorka

Jowhar-KNN-Kulan maanta ay ku yeesheen Magaalada Jowhar Barlamaanka Maamulka Hirshabeelle ayaa waxa ay ku kala direen Golaha Garsoorka ee maamulkaasi. Kulankan oo ahaa.

Read More
Barnaamijyo Kalamaan Uncategorized

Dhageyso:-Xubinta Kalamaan ee Radio Kulmiye {06-08-2018}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh Halkaan Ka Dhageyso Xubinta kalamaan:-

Read More