Day: August 17, 2018
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamjka Murti iyo Maaweelo Ee Radio Kumiye (17-08-2018)

Muqdisho–KNN–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Murti iyo Maaweelo oo ad habeenka Jimcaha sabtida ay soo galeyso saacadu markii ay tahay 10:30PM ka dhageysataan.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye {17=08=2018

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha Ee Radio Kulmiye ee habeen Jimcaha waxaana halkaan ka.

Read More
Somali News

DEG DEG:-Qarax goordhaw ka dhacay Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Goordhaw ayaa qarax miino waxa uu ka dhacay degmada Hodan gaar ahaan xaafadda Taleex. Qaraxan ayaa waxa uu ka kacay banaanka hore ee.

Read More
Somali News

Ra’iisalwasaare Kheyre oo sheegay in dib loo dhisayo Tiyaatarka iyo Maktabadda Qaranka.

Muqdisho-KNN-Ra’iisal wasaaraha xukuumadda soomaaliya xasan cali kheyre ayaa sheegay dhawaan dib u dhis lagu sameyn doono tiyaatarka iyo maktabada qaranka kuwaasi oo ku.

Read More
Somali News

Deg-Deg-Qarax ka dhacay Gobalka Shabeelaha Dhexe.

Jowhar-KNN-Waxaa goordhaw qarax miino kolonyo ka tirsan Ciidamada Amisom lagula beegsaday inta u dhaxeysa degmooyinka Balcad iyo Jowhar ee Sh/Dhexe. qaraxa ayaa si.

Read More
Barnaamijyo Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (17=08=2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim iyo  Farxiyo.

Read More
Somali News

Dhageyso:-Gen. Caanood “Waxaa Nagala Dilay 3 askari Dhaawacna Wuu Jiraa”

Wararka Idaacada Kulmiye ay Ka Heleyso Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa Sheegay in Ciidamo Uu Horkacaye Amaan-duulihii Hore Ee Ciidamada Xogga Dalka General Caanood.

Read More
Somali News

Warbixin Laga Soo Saaray Qaladaadka Diblumaasiyadeed Ee Dowladda Soomaaliya

Mac-hadka cilmi-baarista siyaasadda ee Heritage ee ku yaala Muqdisho ayaa daraasad cusub kasoo saaray wax uu ku tilmaamay ‘gebi-dhaclaynta’ siyaasadda arrimaha dibedda ee.

Read More
Somali News

Ciidamada Puntland Oo Al-Shabaab Kala Wareegay Deegaanka Af-Urur

Bosaaso-KNN-Taliye ku-xigeenka ciidanka Daraawiishta maamulka Puntland General Cabdi Axmed Xaashi OO Lahadlay idaacada Voa ayaa sheegay in ciidanka Maamulka Puntland saakay waaberigii ay.

Read More
Somali News

Dowladdaha Soomaaliya iyo Kenya Oo Heshiis Kala Sixiixday

Nairobi-KNN-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Wershadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Maxamed Cabdi Xayir (maareeye) ayaa Magaaladda Nairobi kula kulmay Maanta dhiggiisa Wasiirka ganacsiga.

Read More