Day: August 19, 2018
Barnaamijyo Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Xog Wareysi (19-08–2018)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:- Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Siyaasada {19-08-2018}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Siyaasada waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Cabdiwahaab Xuseen.

Read More
Barnaamijyo Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (19=08=2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim iyo Axmed.

Read More
Somali News

Dad hor leh oo laga soo badbaadiyay daadka gobolka Kerala ee dalka India.

Muqdisho-KNN-Dad hor leh ayaa waxaa laga soo badbaadiyay deegaanada uu ka da’ayo roobka musiibada isu badalay ee Maansuunka ee dalka Hindiya, gaar ahaan.

Read More
Somali News

DF oo laga dalbaday in ay wax ka qabato dhibaatada ay ciidanka Kenya ku hayaan dadka rayidka ah

Muqdisho-KNN-Kulan ay isugu yimaadeen aqoonyahanno, haween, culumaa’udiin , dhalinyaro iyo qeybaha kale ee bulshada ayaa warsxaafadeedwaxa ay ka soo saareen dhibaatada ciidamada Kenya.

Read More
Somali News

Khayre oo maanta la kulmay madaxda Garsoorka iyo amniga u qaabilsan dowladda

Muqdisho-KNN-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta magaalada Muqdisho, waxa uu kula kulmay hay’adaha amniga iyo garsoorka ee dalka..

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan (19-08-2018)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Burhaan.

Read More
Barnaamijyo Kalamaan Uncategorized

Dhageyso:-Xubinta Kalamaan ee Radio Kulmiye {19-08-2018}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh Halkaan Ka Dhageyso Xubinta kalamaan:-

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN (19-08-2018)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Maamul KMG ah oo Loo Magacaabay Qeybta Canshuuraha Dekedda Moqdisho

Moqdisho-KNN-Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamuud Xayir Ibraahim ayaa maamule KMG ah u magacaabay Furdada Canshuuraha Dakadda Muqdisho. Xasan.

Read More